Al-Imra School Marka - Somalia

Al-Imra School Marka - Somalia

Share

Education

16/08/2026
Photos from Al-Imra School Marka - Somalia's post 08/08/2026

Guul ayaan idin rajaynaa dhammaantiin.

Photos from Al-Imra School Marka - Somalia's post 15/07/2026

Waa maalin kaloo qiima badan.
Kaliya ma'ahan ardayda in waxlabaro oo immtixaan lagaqaaddo sidoo kale waxaa muhiim ah in marwalibba farxadoodda iyo jaceelkooda laga qaybqaato.
Soo barbaarra oo nabad iyo xasilooni ku barbaarra.

Photos from Al-Imra School Marka - Somalia's post 14/07/2026

Waxaa inoo idlaaday imtixaankii sanad dugsiyeedka 2025-2026 ee Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Al-Cimra Marko.
Gaar ahaan dugsiga Hoose waxaan jiilka soo kobcaayo leenahay guulaysta.

Photos from Al-Imra School Marka - Somalia's post 05/07/2026

Anagoo ah maamulka,Macallimiinta iyo dhammaan holwadeenadda Dugsiga Al-Imra Marko waxaan mahadcelin diiran udiraynaa dhammaan Waalidiinta juhdiga iyo dadaalka aan lasoo koobikarin gelisay Ardaydda Kaqalan badalatay Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.
Ka maamul ahaan waxaan ardaydeena u rajaynaynaa Natiijo wax ku ool ah insha Allah.

23/08/2025

Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee Fasalka 12aad 2024/2025.

31/05/2025

Maamulka iyo Macallimiinta Dugsigga waxay ardaydda Soomaaliyeed ugu dhiirigelinayaan inay u diyaar garoobaan National Examka ee W.W.H.T sare, kaasoo laqaadi doonno 14 Juun ee 2025.

Want your school to be the top-listed School/college in Merca?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Marca
Merca