31/05/2022
Waxaa maanta si rasmiya usoo dhamaady imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiga hoose dhexe ee shimbiraale grade 8 ka dhamaan ardayda guul u rajaynaynaa inshaa allah iyo nasiib wacan
Shimbiraale primary and secondary school
31/05/2022
Waxaa maanta si rasmiya usoo dhamaady imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiga hoose dhexe ee shimbiraale grade 8 ka dhamaan ardayda guul u rajaynaynaa inshaa allah iyo nasiib wacan
11/02/2022
Waxaa galabta si hab sami leh u qabsootay xaflada lagu abaal marinaayo dhaman ardydii kaal maha h**e kagash imtixaankii termaka dhaman halkan waxaan habalyo ugu diraynaa dhamaan ardyda kaal maha h**e gashy hanpalyo hanpalyo
11/12/2021
Waxa saaka oo tariikhdu tahay 11/12/2021 si rasmi ah uga bilaabmay sare ee imtixaankii ahaa, dhamaan maamulka iyo macaliiminta dugsiga Sarre ee shimbirale waxay ardayda u rajaynayaan in ilahay u fududeeyo imtixaanka.
22/06/2021
Waxaa maanta oo taariikh du tahy 22 jun guud ahaanba Imtixaankii fasalka 8 aad ee shahaadiga ahaa ee somliland uu usoo dhamady Dugsiga Hoose dhexe ee shimbiraale waxan u hanbalyey naynaa dhaman ardaydii u fadhiisatay imtixaankaa oo mudada 8 sano ah soo waday dadaalka inshaa allah guul baan idiin rajayn