19/07/2022
Samtec College
Waa page ka Rasmiga ah SaMTec College
19/07/2022
19/07/2022
Waxan manta ku wareejinay isbitalka Guud e dagmada balad xawo 12 Gabdho oo kamid ah ardaydii ka qalinbadalatay kuliyada midwife (umulisada) jamacada Samtec College qeybteda balad xawo. Si baahiya bulashada dagmada xaga cafimadka ay qeyb uga qatan.
Qarkamid Ah As aasayaashii Samtec College
dr Aweys farah oo ah agasimaha waxbrashada farsamada gacanta jubalan aya ardayda Samtec College kula dardaarmay inay sii laba jibaran dadaalkoda
Mamulaha Guud Samtec College Mr.Hussein Osman khudbad uu kajedinayay xalfada qalin jabinta dufcadii 11aad ee kabaxeyso Ayaa sharaxaad guud kabixiyay kuliyadaha kala duwan iyo kuwa lagu so kordhiyay Colleg ka waxyna mar walbo utagantahy hadba bahida ay bulshada ay qabto sidii lo daboli lahaa waxyna kaalin mug leh ka qadaneysaa sidi jiilka danbe ay u heli lahayeen aqoon
Muuqalada Guud Qar kamid Ardayda Dufcadii 11aad ee ka qalin jabisa Samtec College
Xalfada Qalin jabinta Dufacadii 11aad Jamacada Samtec College Marti sharafkii ka qayb kalay waxa kami ahaa Godomiyaha dagamada abdirashid Abdi caroog. waxana ardayda qalin jabinayso kula dardaarmay inay iyaka aysan cidna shaqaleysin kasugin ay dadkoda uga faideyan cilmika ay barteen
mamulah Samtec College Mr husen Osman ayaa kula dardaarmay ardayda ka qalin badalaty waxana uu baaq udiray walidiinta waxana uu ka codsaday in jiilka sogorayo labaro lagulana dadaalo waxbrashada si berito uu guul u gaaro
28/08/2021
Qaar kamid ah ardayda dufcadii 11aad ee sanadka ka qali jabisay kuliyadaha kala duwan ee Samtec College oo wajiyadoda faraxda laga dheehan karo hambalyo dhaamn ardayda dhameysay kuliyadaha kala duwan ee college ka
Click here to claim your Sponsored Listing.