Noor Share'a secondary school

Noor Share'a secondary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Noor Share'a secondary school, School, Luuq ganaane Gedo, Luuq.

Photos from Noor Share'a secondary school's post 24/08/2025

📢 Ogeysiis Ogaysiis Ogaysiis

Diiwaangelin

Dugsiga Sare ee Nuur-Shareeco waxa uu ogeysiinayaa dhammaan bulshada Deegaanka in la furay Diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad Dugsiyeedka 2025–2026.

📍 Goobta: Luuq Ganaane, Gobolka Gedo – Soomaaliya
📅 Taariikhda bilaabashada diiwaangelinta: 25/08/2025
📞 Lambarka xiriirka: 615688194/615180794

✨ Farriin Gaaban

“Kusoo biir Dugsiga Sare ee Nuur-Shareeco si aad u hesho waxbarasho tayo leh, macallimiin khibrad leh iyo deegaan waxbarasho oo dhiirrigeliya mustaqbalkaaga.”

Photos from Noor Share'a secondary school's post 18/08/2024

Waxaa dhammaan bahda Dugsiga Sare ee Nuur Shareeco ay katacsiyaynayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Aabe Ibraahin Maxamed Nuur, oo kamid ahaa waalidiinta Dugsiga.
Waxaan Alle ooga baryeynaa inuu oga yeela guri.
Samir iyo iimaana nagasiiya.
Aamiin.

14/12/2022

Xafladdaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxay kadhacday Dugsiga Sare ee Nuur Shareeco taas oo ujeedkeedu uu ahaa in abaal marino lagudoonsiiyo ardaydii kaalimaha h**e ka gashay Imtixamka teeramka 1-aad ee sanad dugsiyeedka 2022_2023. waxaana ka soo qeyb galay bulshada qeybaheeda kaladuwan sida waalidiinta , culumaa'udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ee kudhaqan Magaalada Luuq, gedo Soomaaliya.

Photos from Noor Share'a secondary school's post 13/12/2022

Xafladdaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxay kadhacday Dugsiga Sare ee Nuur Shareeco taas oo ujeedkeedu uu ahaa in abaal marino lagudoonsiiyo ardaydii kaalimaha h**e ka gashay Imtixamka koowaad ee sanad dugsiyeedka 2022_2023. waxaana ka soo qeyb galay bulshada qeybaheeda kaladuwan sida waalidiinta , culumaa'udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ee kudhaqan Magaalada Luuq gedo soomaaliya.

Photos from Noor Share'a secondary school's post 13/12/2022

Xafladdaan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxay kadhacday Dugsiga Sare ee Nuur Shareeco taas oo ujeedkeedu uu ahaa in abaal marino lagudoonsiiyo ardaydii kaalimaha h**e ka gashay Imtixamka teeramka 1-aad ee sanad dugsiyeedka 2022_2023. waxaana ka soo qeyb galay bulshada qeybaheeda kaladuwan sida waalidiinta , culumaa'udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ee kudhaqan Magaalada Luuq, gedo Soomaaliya.

25/11/2022

#

Waxan hambalyo iyo farxadda la wadagayaa Guud ahaan Macallimiinta soomaliyeed Gaar ahaan Bahda
Dugsiga Sare ee Nuur Shareeco.
48 sano Guuradi kaso wareegatey xuska Maalinta Macallimiinta soomaliyeed Ee ku beegan 21 November.

Macallinku wuxuu xushmad iyo karaamo ku dhax leeyahay bulshadiisa madaama uu soo saarayo ubaxa iyo aayaha bulshadisa.

"كاد المعلم أن يكون رسولا"

Happy teacher’s days.

25/11/2022
28/09/2022
12/09/2022

Learners to day,Leaders tomorrow.

Photos from Noor Share'a secondary school's post 12/09/2022

Subax wanaagsan.

Waa saaka iyo Dugsiga Sare ee Nuur Shareeco.

We believe...................
All students will learn at high levels.
All students will take ownership of their learning.

Photos from Noor Share'a secondary school's post 24/08/2022

Bar ama Baro.
Saaka iyo Dugsiga sare ee Nuur Shareeco.

Want your school to be the top-listed School/college in Luuq?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Luuq Ganaane Gedo
Luuq