Gulwada media

Gulwada media

Share

never give up any challenge you meet has a solution.

Photos from Gulwada media's post 13/06/2026

Imtixaanka Fasalka 8-aad oo si rasmi ah uga furmay gobolka gedo .

Waxaa maanta si rasmi ah degmada Luuq uga bilowday imtixaanka mideysan ee fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe, oo ay qaadayso wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee jubaland iyadoo uu daahfurka Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane maxamud sayid adan.

Dahfurka waxaa ku wehlinayay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada, saraakiil waxbarasho, macallimiin iyo arday fara badan oo u fariistay imtixaanka sanad dugsiyeedkan.

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland mudane maxamud sayid adan oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa ardayda kula dardaarmay inay muujiyaan dadaalkii iyo aqoontii ay soo barteen mudadii ay waxbarashada ku jireen, isagoo sidoo kale bogaadiyay kaalinta ay macallimiinta iyo waalidiintu ka qaateen horumarinta waxbarashada.

11/06/2026

Hadii Mr ansax uu ku guleystay doorashada konfur galbeed
Maamulka ansax ma ka dhigi doona

11/06/2026
02/06/2026

iyo dhaqanka h**e.

02/06/2026

Hassan rush Ta,da Luuq media

01/06/2026

Wasiirka amniga jubbaland mohamed abdi kaliil ayaa soo gaarey degmada luuq gobolka gedo .

Madaxda jubbaland ayaa dhawaankan ku soo qulquleysa degmada luuq
Shir wadatashi oo ay ku baaqeen doyaasha dhaqan beelaha ree hassan ayaa wafuudi ka qayb gali lahed hordhaceedi imaanayan degmada .

Photos from Gulwada media's post 30/05/2026

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda gobaleedka Jubaland, .E Mohamud Sayid Aden, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa waxaa si diirran loogu soo dhoweeyay degmada Luuq, iyadoo ay qayb ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan iyo saraakiil ka tirsan maamulka Jubaland. Socdaalka wafdiga ayaa la xiriira u kuurgalidda xaaladda guud ee degmada, xoojinta amniga degmada iyo guud ahaan gobolka, iyo dardargelinta adeegyada bulshada.
Ujeeddada safarka ayaa sidoo kale ah in la adkeeyo nabadgelyada, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo taageerada dadaallada dib u dhiska iyo adeeg bixinta bulshada Gobolka Gedo.
Gulwada media

30/05/2026

Ayatulahi moalimu halgamaa culus gobolka wax badan ka soo qabtey

30/05/2026

Tuuladadaa ku soo dhawow madaxweyne

30/05/2026

Deg Deg madaxweyne ku xigeenka jubbaland maxamud sayid adan ayaa hada gaarey degmada luuq ee gobolka gedo .

Want your school to be the top-listed School/college in Luuq?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Luuq