31/05/2026
Shaacinta Jadwalka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Ee dowlad Goboleedka Jubbaland Guul ayaan idinrajeynaynaa ardayda Jubbaland.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hillaac Secondary school-Luuq District, School, Xaafada Hillaac, Luuq.
31/05/2026
Shaacinta Jadwalka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Ee dowlad Goboleedka Jubbaland Guul ayaan idinrajeynaynaa ardayda Jubbaland.
26/05/2026
CIID MUBAARAG DHAMMAAN MUSLIMIINTA MEELKASTA OO AAD JOOGTAAN.
Faxad ku ciida, Meelkasta oo aad joogtaan Gaar ahaan umada soomaaliyeed meelwalba Oo aad joogtaan. ii daan iideeda kale Farxad iyo Barwaaqo kugaara.
20/05/2026
Hillaac Secondary school-Luuq District waxa uu ardayda soomaaliyeed Ee ufadhiisaneyso Fasalka 12aad ee sanadka Urajeynayaa In ay kubaasaan Imtixaanka Oo ay dhibco fiican Kahelaan Gaar ahaan Kuwa kadhameynayo Degmada Luuq ganaane Guul iyo Dhibco Fiican Hela.
Hillaac waa hoyga cilmiga.
06/05/2026
Hambalyo waxaan gaarnay 5k oo taageerayaal ah.
Mahadsanidiin Dhammaantiin.
Dugsiga sare ee Hillaac secondary school ee dagmada Luuq Waxa uu Booqasho Kutagay Dhammaan Schoolada Degmada Gaar ahaan qalinjabiyaasha 8aad Ee sanadkan, waxaa looqaabiley Siwanagsan iyo meeqaam sare, waxa uu ardayda Sanadkan sooqalinjabineyso Uhayaa iskuulka Sare Ee Hillaac Secondary
1) Bass Free ah Oo ardayda sooqaadayo Meel walba ay joogaan, Hadane gaynayo Guryahooda.
2) Waxbarasho Tayo Leh, waxaa Joogta Macalimiin Tababaran,
3) cumputaro ardayda Ay Free ku bartaan, Xilliga xiisada Iyo Galinka danbe.
4) Qarashaadka Iskuulka Oo aad uyar Oo lajaanqadayo Bulshada deegaanka.
Kusoodhawaada Dhammaantiin, Hillaac Secondary school-Luuq District
Imtixaanka Allaha idinfududeeyo Dhamaantiin Guuleysta.
Booqashadii Dugsiga Hoose Dhexe Ee Shaadhibi Primary School
29/04/2026
Dugsiga sare ee Hillaac Secondary school-Luuq District Waxa uu Dhammaan Ardayda Jubbland Ee Ufadhiisaneyso Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalka 8aad Urajaynayaa Dhibco Iyo Darajo sareyso Oo ay kufarxaan Iyaga Iyo waalidiintoodaba Qaasatan Ardayda Degmada Luuq Ganaane.
29/04/2026
Dugsiga Sare Ee Hillaac Secondary school-Luuq District waxa uu maanta soobooqday Dugsiga Hoose Dhexe Ee Shaadhibi Primary School
Waxaa naloosameeyay Soodhaweyn wanagsan Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayba,
Booqashadanada waxa ay Kuqotantay, Fasalka 8aad Oo Kamid ah Qalinjabiyaasha sanadkan degmada, waxaa Ay nooqaabileen, si farxadi Kujirta, Mahadsinidiin,
Waxaan Halkaa Kusoobandhignay, Waxyaabaha Aan u hayno Oo ay ugu imaadidoonaan, Hillaac Secondary School
Kusoodhawaada, Hoyga Waxbarashada
Booqashadii Luuq primary school