Daaru-Najaax Primary & Secondary School

Daaru-Najaax Primary & Secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daaru-Najaax Primary & Secondary School, School, Lafoole.

23/08/2025

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay dhawaan shaacin doontaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka bulshada
Abdiaziz Wali
Email: [email protected]
Facebook.com/moechesomalia
Twitter.com/moechesomalia

19/08/2025

NASIIB WACAN DHAMAAN ARDEYDA NATIIJADA SUGEYSA.

Ugu dambeyn maalintii lawada sugayey way timid, nasiib wacan.
Wasaaradda waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed waxay shaacin doontaa natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025.

Maalinta Khamiista ah bishuna ay tahay 21-08-2025 ayaa si rasmi ah wasaaradu ugu dhawaaqi doontaa natiijada fasalka 8aad insha Allah, Nasiib wacan dhamaan ardeyda sugeysa maalintooda qiimaha badan.

20/07/2025

Maanta oo ah Axad, taariikhduna tahay 20/07/2025, waxaa si rasmi ah loo daahfuray Dugsiga Cusub ee Daaru-Najaax.

18/07/2025

XAFALADDA DAAHFURKA DUGSIGA CUSUB

DUGSIGA HOOSE, DHEXE IYO SARE EE DAARU-NAJAAX

Daaru-Najaax Primary & Secondary School

πŸ—“ Maalinta: Axad
πŸ“† Taariikhda: 20/7/2025
πŸ•— Waqtiga: 8:00 Subaxnimo
πŸ“ Goobta: Ceelasha Biyaha

16/07/2025

"Haddaad aduunyo doonayso wax baro, haddaad aakhiro doonaysana waxbaro.
β€” Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Want your school to be the top-listed School/college in Lafoole?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Lafoole