Waa tartankii dhax maray f.5aad iyo f.2aad
Daawasho wacan
Dugsiga Hoose,Dhexe & Sare EE Al-Imam Ibnu Khuzayma
WAA GOLE WAXBARASHO OO LA RABO IN LAGU KALA FAAII DAYSTO
Kalimada macalimiinta
Kalimada gudoomiyaha nashaadaadka
Kalimada maamlka
17/03/2026
Waa xafladii tartakii quraanka ee bisha barakaysan lagu qabtay Dugsiga Hoose,Dhexe & Sare EE Al-Imam Ibnu Khuzayma qeebta ceelasha
Iskuulka ibnu khuzayma waa hooyga tacliinta
Arbaco 18 /2/2026 waxaa garoonka shareeca inooga daah furmay tartankii kubada cagta ee sanadlaha ahaa waxaana rajaynayna si wanaagsan in uu noogu dhamaado
Dugsiga Hoose,Dhexe & Sare EE Al-Imam Ibnu Khuzayma
Ogeeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan macalimiinta ardayda iyo waalidiintaba iyo dhamaan bulshada ku xiran dugsiga al-imaam ibnu khuzeyma in dugsiyadu furmi doonaan sanad dugsiyeedka cusub 2025-2026 kuna beegan taariikhdu markay tahay 30/08/2025 oo ah maalin Sabti.
Mahadsanidin.
Wada Shaqayn Wacan
23/08/2025
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare waxa ay bulshada u caddeyneysaa in Natiijada la shaacin doono, berri oo Axad ah, 24-ka Agoosto 2025, 4:00PM.
23/08/2025
Goor dhaw waxaa la shaaci doonaa natiijada fasalka 12aad dhamaan bahweynta Dugsiga Hoose,Dhexe & Sare EE Al-Imam Ibnu Khuzayma waxaa u rajaynaynaa daraja sareysa insha alaah
Hoose,Dhexe & Sare EE Al-Imam Ibnu Khuzayma
22/08/2025
HANBALYO HANBALYO HANBALYO WAXAAN U HABALYEYNAYNAA FASALKA 8AAD OO DHAMAANTOOD KU WADA GUDBEEN IMTIXAANKII MIDEYSNAA OO AY DARAJOOYIN SARE AY KA KEENEYN WAXAANA LEENAHAY HORAY U SOCDA DADAALKA SII LABA LAABA
Dugsiga Hoose,Dhexe & Sare EE Al-Imam Ibnu Khuzayma
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Lafoole
251
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |