Faculty of Computer Science - NU
Faculty of Computer Science - NU
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of Computer Science - NU, College & University, Las-AnoD, NE, Laascaanood.
Kusoo dhowaada Page-ka Rasmiga ah ee Kuliyadda IT-ga β Nugaal University π»π
Boggan waxaad kala socon doontaan:
π’ Wararka iyo ogeysiisyada kuliyadda
π‘ Aqoon iyo horumar dhanka Teknoolojiyada
π Hal-abuurka iyo mashaariicda ardayda IT
10/03/2026
XULKA KULIYADA COMPUTER SCIENCE- MARTIQAAD
Xalay waxaa casho sharaf u qabtay xulka Kuliyada Computer Science ardayda sanadka saddexaad ee CS15, iyagoo ku maamuusay kuna bogaadiyay dadaalka iyo guulaha ay ka gaareen tartanka ciyaaraha Jaamacadda Nugaal.
Xafladdan casho sharafta ah waxay ahayd mid lagu dhiirrigelinayo xulka kuliyada oo soo bandhigay ciyaar wanaagsan, isla markaana gaadhay heer sare tartanka. Ardayda CS15 ayaa muujiyay taageero iyo garab istaag buuxa oo ay u hayaan xulka matalaya kuliyada.
Warfaafinta Kuliyada Computer Scienceπ’
25/02/2026
25/02/2026
GUUL TAARIIKHI AH β KULIYADDA COMPUTER SCIENCE - MATCH ONE.
Waxaa xalay si rasmi ah u furmay tartan ciyaareedka kuliyadaha Jaamacadda Nugaal, iyadoo kulankii ugu horreeyay ay isku arkeen kulliyadaha Computer Science iyo Education.
Kulliyadda Computer Science ayaa soo bandhigtay ciyaar heer sare ah, dadaal iyo isku duubni, taas oo ugu dambayn ku soo dhammaatay guul weyn oo 10 : 1 ah.
Guushan waxay astaan u tahay kartida, wadajirka iyo kalsoonida ardayda kulliyadda, waxayna dhiirrigelin u tahay in safarka koobka loo sii wado si kalsooni leh.π₯
Hambalyo dhammaan ardayda, macallimiinta iyo taageerayaasha kulliyada Computer Science β guushu waa wadajir!
οΏ½ οΏ½
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Laascaanood