somali international college

somali international college

Share

Boggan waa meel waxbarasho oo lagu horumarinayo aqoonta ardayda.

19/02/2026

Macadka Somali international college wuxu dhamaan bahda jecel wax barashada iyo bulshad reer waqooyi bari gaar ahaan d/laascaanod ugu bushaaraynayaa in lasoo kordhiyay courses cusub oo ay ka mid yihiin sida
Scientific dugsiga sare sidoo kale sayniskiin iyo xisaabta dugsiga sare ilaa dugsiga dhexe isagoo ku bixi doona qaab (Revision ah) iyo qaab Diploma ah
Sidoo kale waxa bixi doona courses kii caafimaadka qaybihiisa kala duwan

Tell:0904525732/0907743692

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hanaqaad Gadaasheda
Laascaanood
EX