MOSCO Skills

MOSCO Skills

Share

ku Soo dhawaw MOSCO SKILLS OO aad ka heli doonto xirfadaha casriga ah OO tayadeedu sarayso .

waxad nagala soo xidhiidhkartaa
tell: 0633177727
Golis: 0906878737

08/11/2025

⚑ Ku soo biir Mosco Skills – Dugsiga Farsamada Gacanta! ⚑

Ma rabtaa inaad barato xirfado kaa dhiga farsamoyaqaan dhab ah?
Mosco Skills waxa uu bixiyaa tababaro casri ah oo ku saabsan:
πŸ”Œ Korontada
πŸŽ₯ CCTV Camera Installation
β˜€οΈ Solar System

πŸ‘‰ Bar xirfad kuu horseeda shaqo iyo mustaqbal ifaya!
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta: 06331277727 / 0634932907
πŸ“ Mosco Skills – Halka Xirfadda iyo Mustaqbalku Ku Kulmaan!

04/05/2025

mosco skills

19/01/2025

xarunta tabobarka iyo tacliinta ee mosco. waxay dhallinta siisa xirfado kala duduwan si ay uga baxaan baagamuudada iyo shaqo la aanta. maanta tabobarkani waxa uu ku saabsan yahay GAMAARKA (dimmer) oo ah fure si xidhiidh ah loogu gamaariyo babisada ama marawaxadaha iyo nalalka. adiga oo intaad doonto gamaarinkara ama kor u qaadi kara xawaaraha babisada ama iftiinka nalka
gamaariyaha marawaxaddu waa uu ka duwan yahay gamaariyaha ku rakiban waayo kaasi kuusuuragelinmaayo inaad xawaarahaad doonto geysato. laakiin wuu ku booboosiinayaa

Haddaba ma jeceshay in aad barato xirfadaha casriga ah, Mosco skills ka bara mudo koban.
Wixii fahfaahin ah kala xidhiidh lanbarka xafiiska

Tell: 0633177727
Golis : 0906878737

19/10/2024

AAS AASAHA DUGSIGA FARMADA GACANTA MOSCO SKILLS ENG C/RAXMAN AHMED ISMACIL ( Eng Kabodahable) OO KA HADAL JEDIYEY XAFLADII QALIN JABINTA
Sidoo kale waxa ka hadlay qaarka mid ah macalimiinta iyo ardayda oo sharaxaad ka bixiyeeen mareeggo casri ah oo ay Soo bandhigeen MOSCO SKILLS

Xafiska mosco skills waxad kala xidhiidh kartaa lanabaradda
Tell: 0633177727
Golis : 0906878737

09/10/2024

MOSCO SKILLS WAXAY BIXISA XIRFADO KALA DUWAN OO AH

1:KORONTADAπŸ’‘

&

2:BIYO GALINTA
Xaruntuna WAXAY ku Talaa lascanod

Wixi su,aal ah waxad nagala Soo hadli kartaa

WATHSAPP-KA :-0633177727βœ“

Call Cadiga :-0906878737

26/09/2024

Lascanod

MOSCO Skills waa xarun bixisa xirfaha casri ah

Wixii fahfaahin ah kala Soo xidhiidh lanbarka xafiiska
Tell: 0633177727
Golis: 0906878737

20/09/2024

OGAYSIIS

Ku soo dhawoow fursadaha farsamada gacanta ma tahay qofka xiiseynaya ama jecel xirfadaha kala duwan ee shaqo haddaba waxa aannu ku haynaa xirfado kala duwan oo aad ku meel maridoontid kuwaas oo ay kamid yihiin

1. Dayactirka qalabka sida:
-talagadaha
-Qaboojiyaha baabuurta
-Qaboojiyaha guryaha
-Warshadaha barafka

-2. Koranto galinta sida :
-Guryaha filada ah
-Guryaha dabaqyada ah
-Koranta gelinta warshadaha
-Rakibaada iyo cilad bixinta qalabka korontada.
-Badbaaddada korantada .
3. Dabka baabuurta
4. Biya galinta oo casri ah

Waxan kuu rajeynayaa in aad ka FAA'ideysan doonto haddii alle idmo wakhtiguna kuu saamaxo.

Fadlan nagala soo xidhiidh wixii fahfahin ah labarada kala ah 063-3177727 / 0906-878737 / 065-3177727 mahadsanid mudane iyo Marwo

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Laascaanood