09/07/2024
Hanbalyo hanbalyo
maamulka dugsiga hoose/dhexe ee GATEWAY TWO PRIMARY SCHOOL wuxuu u hanbalyaynayaan dhamaan ardaydooda maanta soo afmeeray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8 aad .
Sidoo kale waxa uu urajaynayaa guul iyo natiijo wacan .
06/07/2024
Sabti : 06/07/2024
Bilowga imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalada 8aadka
--------------------------------------------
Waxaa saaka oo Sabti ah 06/07/2024 toos uga bilaamay imtixaankii shahaadiga ah ee wasaarada waxbarashada Maamulka SSC KHAAMTUMO ka qaado dhammaan ardayda fasalada 8aadka
Maamulka iskuulka hoose/dhexe ee GATEWAY TWO PRIMARY SCHOOL wuxu dhamaan ardayda reer ssc-khaatumo ee saaka imtixaanka u fadhiistay urajaynayaa guul .
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inu si nabad galyo ah ugu soo dhameeyo .
-------- Dhammaad -------
17/01/2024
Ilaahay mahadii waxaan maanta arbaca ah 17/01/2024 si nabada noogu soo gabagaboobay imtixaankii teeramka .
Waxaan dhamaan ardayda u rajaynayaa guul iyo natiijo fiican .
02/01/2024
Hanbalyo hanbalyo ayaan leeyahay agaasimo waxeedyada cusub ee uu magacaabay wasiirka arimaha bulshada ssc-khaatumo
16/09/2023
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsho waynta reer ssc-khaatumo in lafuray dugsiga hoose/dhexe ee GATEWAY TWO PRIMARY SCHOOL
Ee magaalada laascaanood .
Sidookale wuxuu dugsigu qaadanayaa arday cusub .
16/09/2023