Eng Abdisamed adem

Eng Abdisamed adem

Share

Nao esquese no time

25/10/2024
25/10/2024
Photos from Eng Abdisamed adem's post 03/09/2024

Anigu sidaynu waxaan ka tiliyaa oo ka hadlaa ka shaqaynta nabada walow dad badan aanu isku nacnay hadana k**a daalo oo waanba ku farxaa in an ka hadlo wixii an arko in ay u baahan tahay in an wax ka dhaho markaa bal gaarsiiyaa taladaydan Shacabka reer borama waxaan kula talinayaa in aysan u arkaan xadhiga Xildhiban Maxamed Abiib in uu yahay xadhig la rabo in dhibaato looga abuuro gobolkooda saas dartee in ay ka feek jignaadaan dabinka muuse iyo kooxdiisu ay idin la damacsan yihiin xildhibaankuna waxaa uu ku xidhan yahay sharci daro waana soo baxayaa hada ka kor wuxuu muuse xidhay xildhibaan.ka tirsanaa markaa xildhibaanada somaliland waxaana lagu xidhay 18 mwy anaga maalin modow baanu u naqaa wuxuuna ahaa xildhibaan dhakool oo ka soo jeeday gobolka sool cid wax u noqotay ma jirin muusena markuu wayay cid la qasata wuu iska soo dayay markaa ka feek jinadaa dabin ka muuse waxba ha ficil qaadanina hada xadhig uun baynu ka hadlaynaa markaa yaysan dhimasho imana sida uu doonayo muuse in ay dhimasho timaado waa iga talo walaltinimo qaata

02/08/2024

Hambalyo abtigay Abdiqani Warsame iyo marwadiisa oo manta ku midoobay nolosha allah guurkiina ha yeelo guri nagi

19/07/2023

Nin wixii la toosani mid buu tuur laleeyahaye

22/12/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Ex Control
Laascaanood
FECHOECLAIR