Horn of Africa College centre for knowledge
Horn of Africa College is a centre for knowledge. we teach and train the society.
10/02/2026
========𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 𝐏𝐫𝐢𝐧𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠========
College-ka Horn of Africa College wuxu Caawa bacdal Maqrib qabanayaa Tababar muhiim ah kaas oo Cinwaankiisu yahay 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 𝐏𝐫𝐢𝐧𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠.
Tababarkan waxay ardaydu ku baran doonaan outlines-kan;
1. What is a printer
2. Types of printers
3. How to connect Printer into Computer
4. Installing printer drivers
5. How to print a document
📅 𝐃𝐚𝐭𝐞: 10-Feb-2025
⏲️ 𝐓𝐢𝐦𝐞: bacdal Maqrib 06:10PM
✍️ 𝐃𝐮𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧: 2 hours
📍 𝐋𝐨𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧: Horn Of Africa College,
15/12/2025
==========𝐏𝐔𝐁𝐋𝐈𝐂 𝐒𝐏𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆==========
🎯𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐅𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐚𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚
College-ka City College Las'anod wuxu bilaabayaa bishan Tababarka 𝐗𝐈𝐑𝐅𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐅𝐀𝐆𝐀𝐀𝐑𝐄 𝐊𝐀𝐇𝐀𝐃𝐀𝐋𝐊𝐀 (Public Speaking) taas oo bulsho weynta reer Las'anod khaasatan bah-weynta jecel waxbarashada looga faa'ideyn doono.
Tababarku wax fee iyo diwaangelin toona malahan (Free from fee & Registration) lkn wuxu leeyahay 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 (Certificate) cadaynaysa Tababarka ardaygu dhamaystay. Tababarku wuxu socon doonaa 5 cisho.
📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚: 19-Dec-2025
👉 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: Bacdal Maqrib 06:00PM
✍️ 𝐃𝐮𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧: 5 Classes
📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Laas Anood, Wadada Manhal Hospital
📝 𝐃𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 waxay kasocotaa Xafiiska College-ka
📲 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: https://wa.me/252907818638
📞 063 4935809 / 063-4269967 / 0907-818638
📍 𝑳𝒂𝒂𝒔 𝑨𝒏𝒐𝒐𝒅, 𝑵𝒐𝒓𝒕𝒉𝒆𝒂𝒔𝒕 𝑺𝒕𝒂𝒕𝒆, 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒂
31/10/2025
29/10/2025
🎓🎓🎓𝐆𝐑𝐀𝐃𝐔𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍 𝐂𝐄𝐑𝐄𝐌𝐎𝐍𝐘🎓🎓🎓
Maamulka Horn Of Africa College, Las'anod Campus waxa uu si farxad leh ushaacinataa Xafladda Qalinjabinta Dufcaddii 5aad ee kabaxaysa College-ka kuwaas oo dhamaystay Diploma Programs kale duwan sida;
▪︎Diploma of English Language
▪︎Diploma of Computer Science
📅𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚: Thursday 30-Oct-2025
⏰𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: Habeen danbe Bacdal Maqrib 06:00 PM
📍𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Rayaan Hall
Waxaa si xushmad leh lagu casuumayaa Xafladda dhammaan martida kale duwan sida Waalidiinta, Asxaabta iyo family-ga qaybihiisa kale duwan inay nagalasoo qaybgalaan munaasabaddan qiimaha badan oo xusuus gaar ah u noqon doonta Qalinjabiyeyaasha.
_𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐥𝐞𝐡_
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Laascaanood