25/10/2021
Thesis Defense Class2021
Waqti kasta Waad Daalacan kartaa
25/10/2021
Thesis Defense Class2021
15/10/2021
20/01/2021
Jaamacadda Gollis Laasanod.
Munaasabad Kooban Oo Saaka ka Qabsoontay Dhismaha Jamacada Gollis Lascnaod Ujeedkeeduna Ahaa Ardayda Dhigata Qaybta Medical Lab-ka ayaa Qabtay Munaasabad Ay Ku Maamusayaan Maamulka Iyo Macalimiinta Kuliyada Cafimaadka Ee Jamacada Gollis
10/09/2019
Jaamacadda Gollis waxaa Maalinkii Sadexaad Kasocda Imtixaanka K**a danbaysta ah.
Ardaydan Imtixaanka U fadhiisatay ayaa Qaarkood Qalin jebindoona 26 september 2019.
10/09/2019
Waxaa maalinkii Sadexaad Socda Imtixaanka K**a Danbaysta ah Ee Jaamacadda Gollis.
Ardaydan Imtixaanka U fadhiya ayaa Qaarkood Qalinjebin doona Dhawaan.