Gayisom medical institute

Gayisom medical institute

Share

welcome

16/01/2022

Waxan soo kordhiinay barashada culunta pharmacology taas oo aad ku baran doonto hab online ah adiga oo joga guurigaga ama gobtada shaqo.πŸ‘©β€πŸ”¬πŸ‘¨β€πŸ”¬πŸ‘¨β€πŸŽ“πŸ§¬πŸ’‰

24/08/2021

Ogeysiis muhiim ah:
Ma rabtaa isbeedel cafimaad & Jired haday jawaabtu tahay Haa.
hadaba waxan soo kordhiinay course cusub oo kusaabsan nutrition-ka oo free ah soconaayana muddo 3 bilood ah.
Nutrition nafaqo.
waa barashadda cuntadda iyaado la tixraacyo sida jirku uu burburiyo,una qato cilmigan naftaqada waxa lagu bartaπŸ‘‰Diest| iyo yaranta cudurada (Deficiency diseases) Cuntada nafaqada leh waa mid leh waxa jirku u baahan yahay si uu u koro, Cafimaad u helo ulana dagaalamo cudurada.

Mal-nutrition nafaqadaro:
waa isku dheeli tiirnaan la'aan u dhexeysaa, waxa qofku cuno iyo wiixi laga bahana inu cuno

wiixi Fahfaahin ah πŸ‘‰WhatsApp

19/08/2021

Ogeysiis
waxa dhamaanba laa ogasiinaya ardayda jecel barashadda cuulunta cafimaadka inaan uu hayno qaybihisaa kala duuwan.

Courses
>> First aid : soconaaya 7 bilood.
>> anatomy : soconaaya 7 bilood.
>> pharmacology : soconaaya 7 bilood.
>> medical parasitology : soconaaya 7 bilood.
>> nutrition : soconaaya 7 bilood.
>> fundamental of nursing and medical ethics : soconaaya 7 bilood.
>> CDC : soconaaya 7 bilood.

waa free haddaba ka fa'iidaysii wacan πŸ’‰πŸ’ŠπŸ‘¨β€βš•οΈπŸ‘©β€βš•οΈ

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Laascanod
Laascaanood