Kuliyadda waxbarashada jaamacadda Daha-faraca kismaayo.

Kuliyadda waxbarashada jaamacadda Daha-faraca kismaayo.

Share

Waxbarasho

21/05/2026

Manta waa malinta Kuliyadda waxbarashada jaamacadda Daha-faraca kismaayo.

Photos from Kuliyadda waxbarashada jaamacadda Daha-faraca kismaayo.'s post 19/05/2026

Cabdiraxmaan Xuseen Cali oo kamid ah ciyaar yahannada kulliyadda waxbarashada ayaa ku guuleystay xiddiga ugu fiican garoonka intii ay socotay ciyaarta.

19/05/2026

Ciyaarti galabta u dhexeysay laba kulliyadood ee kala kulliyadda waxbarashada iyo Kulliyadda maamulka iyo dhaqaalaha ayaa kusoo idlaatay barbarro 2 iyo 2 ah waxaana la isla aaday gool ku laad ugu danbayn waxa ay guusha raacday kulliyadda waxbarashada.

Photos from Kuliyadda waxbarashada jaamacadda Daha-faraca kismaayo.'s post 18/05/2026

Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa ku guuleystay ciyaar-yahanki ugu fiicnaa inti ay ciyaarta socotay waxaana uu u ciyaarayey kulliyadda waxbarashada.

Photos from Kuliyadda waxbarashada jaamacadda Daha-faraca kismaayo.'s post 17/05/2026

Waxaa galabta si nabad ah ku qabsoontay ciyaati daah-furka u ahayd tartanka kubbadda cagta ee todobaadka dhaqanka Jaamacadda Daha Faraca Kismaayo.

Ciyaartaan oo bar-billow u ahayd tartaka ayaa waxaa daah-furkeeda kasoo qayb-galay maamulka Jaamacadda,guddoonka dhalinyarada Jubbaland iyo taageerayasha labada kulliayadood.

Labada kulliayadood oo soo bandhigay ciyaar wanaag iyo is dhexgal bulsho ayaa ugu danbeyn waxa ay guusha raacday kulliyadda waxbarashada.

17/05/2026

Waxaa maanta dahfurmay Tartankii kubada cagta ee jamacada DIU .
Kualankan waxaa ciyaarayay Kuliyada Waxbarashada iyo kuliyada Cafimaadka Halkaa oo ay guushu ku raacday Kuliyadda Waxbarashada.

Photos from Kuliyadda waxbarashada jaamacadda Daha-faraca kismaayo.'s post 21/02/2026

Qaar kamid ah Ardada Kuliyadda waxbarashada jaamacadda Daha-faraca kismaayo.
Ayaa wacigalin ugutagay mid kamid ah macaahida magalada kismayo.
Waxayna Ardada kudhiirigaliyeen, Waxbarashada iyo Akhlaqda suuban.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Kismayo