Ku soo dhawoow Machadka Xirfadaha ee Jubba (Jubba Skills Institute)
Machadka Xirfadaha ee Jubba waa xarun waxbarasho oo bixisa koorsooyin muhiim ah oo diiradda lagu saarayo horumarinta xirfadaha casriga ah.
Machadka Xirfadaha ee Jubba waxa uu ku siinayaa koorsooyin iyo Xirfado muhiim ah. Machadka Xirfadaha ee Jubba waxa aad ka helaysaa koorsooyin online ah oo kala heer ah:- Sida Dibloomooyin-dhamaystiran( full diplomas), tababarro tayo leh oo shahaado wata (professional training with certificates) iyo Barnaamijyo gaagaaban (short programs).
Machadka Xirfadaha ee Jubba waxa uu diiradda saarayaa ganacsiga iyo dhaqaalaha ( Business & Economics), maamulka iyo maaraynta (Management and Administration), horumarinta Shakhsiyaddeed (Personal Development), Cilmi-baarista iyo Tira-koobka (Research and statistics), hal-abuurka (Entrepreneurship), qorshaynta mashaariicda (Project Planning), Xirfadaha fudud (Soft skills).
COURSE OUTLINE
Business & Economics
Management& Administration
Personal Development
Research and statistics
Entrepreneurship
Project Planning
Soft skills
Ma rabtaa in aad Xirfado cusub barato si aad u dhisto mustaqbalkaaga?
Haddaba kusoo biir bogagga iyo mareegaha aan ku leenahay baraha bulshada oo isha kuhay; si aysan kuu seegin fursadaha muhiimka ah ee aan kusoo baahinayno bogaggeenna.
Hadda raac link-yada hoose oo kamid noqo bahdeenna.
📞 Nalaga soo xidhiidh:
+25261 9969888
Facebook: https://www.facebook.com/share/1B7X2cucC4/
WhatsApp
https://chat.whatsapp.com/Lvc5wpLOH5kHg0igGY16Cd?mode=ac_t
Telegram https://t.me/+rSRlhi5ZozI0NmY0
Jubba Skills Institute Jubba Skills Institute empowers the next generation through practical training in Business, Management, and Humanitarian fields. The institute provides professional courses and diploma programs that build strong, impactful futures.