02/09/2025
*Markazka Ibn Cabbas – Kismaayo 📖🌟*
👦👧 Carruurta & dhalinyarada waxaa lagu barayaa:
▪️ Akhriska iyo hingaadda Qur’aanka Kariimka
▪️ Hifdiga iyo tajwiidka Qur’aanka
▪️ qiyamka iyo akhlaaqda Islaamka
👩🦰 Waxaa sidoo kale jira qeyb gaar ah oo haweenka (hoyoninka) ah.
🕌 Duruus joogto ah oo shareecada ah (Jimce & Khamiis).
📍 Goobta: Xaafadda Dalxiska, waxda Sayidka agagaarka Hormuud
📞 La xiriir: 0616154102 / 061 5260602
🌿 “خيركم من تعلّم القرآن وعلّمه” 🌿 # #@