ɢᴇɴᴇʀᴀʟ ᴊᴀɴᴏ ᴊᴀᴄᴇʏʟ

ɢᴇɴᴇʀᴀʟ ᴊᴀɴᴏ ᴊᴀᴄᴇʏʟ

Share

Fadlan ku so Biir page An nu ku Leenahay facebook

13/07/2025

Ugbaad Cali waa gabadh caan ka ah baraha bulshada ee Soomaalida, gaar ahaan barta TikTok, maalmo ka hor way caafimaad qabtay oo waqtigeeda ayey qaadaneysay balse hadda Maya.

Ugbaad Cali waxa ay ku xanuunsaneysaa oo ay joogta waddanka Malaysia sida la sheegay Ugbaad waxa ay ka xanuunsaneysaa Kilyaha iyo Minka.

Aan u duceyno walaasheen, xanuunka qof kasta oo inaga mid ah ayuu haleeli karaa, ee ducada yaanaan ka hagran wax wayn ayey u tareysaaye oo sii faafi si dad badan ugu duceeyaan.

09/07/2025

"Ma jiro ruux ibuxin kara Boskaga💕 wayo naftaydu Kuma qanacsana qof An adi ahayn mcn🥺🫂❤️🫶🏻 #ɢᴇɴᴇʀᴀʟᴊᴀɴᴏᴊᴀᴄᴇʏʟ♥️
゚viralシfypシ゚viralシalシ

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Kismayo