Magacaygi waa ali takow waxan ahay dhagool waxaan ku noolahay kismaayo
Fadlan isoo caawiya walaayaal waxan ahay walalkin an waxba heesan oo qaba baahiyaha gaarka ah ma shaqeeyo hooyo iyo aabe waxba mahayaan anigana waxan iska ahay nin dhainyaro ah oo iskaga dhex cool dadkiisa fadlan ii gaarsiiya muqaalkan daahir calasow
Mahadsanidiin
cali takow
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from cali takow, Educational consultant, Kismayo.
I need your help for deaf people who the needy
Asc waxaan ahay wiil maqalka la'a oo maskiin ah ma heysto wax shaqo inbadan waa aan isku daye shaqo waa aan waye in aad igarab istaagtan rabaa waxa aan rabaa in aan guursado aad iga cawisaan Alaa alaabta jiifta cuntada iyo guriga shaqo mahayo plz icaawiya talefan namberkeyga wakaas la iga heli Karo 0613131768 Cali taakow maxamed waad mahadsantihiin
Asc waxaan idinku hambalalyaynayaa bisha barakeysan ee ramadaan wlalyal waxaan ahay will maqalka la'a waxan rabaa in aad igarab is tagtaan oo aad icaawisaan nambarkeygana waa kaas aad baad umahadsan tihiin 0613131768
I need your help ,I am deaf from kismayo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
252