مدرسة شيخ عبد الرشيد شيخ علي صوف

مدرسة شيخ عبد الرشيد شيخ علي صوف

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مدرسة شيخ عبد الرشيد شيخ علي صوف, School, farjano-boqolka guri, Kismayo.

20/02/2025

Kusoo dhawaada page-ka madarsada sheekh cabdirashiid sheekh cali suugi

Photos from ‎مدرسة شيخ عبد الرشيد شيخ علي صوف ‎'s post 20/02/2025
20/02/2025

مدرسة شيخ عبد الرشيد شيخ علي صوف جمعة طيبة مباركة علينا وعليكم بالخير واليمن أهلا وسهلا بكم جميعا 💯💯💯

Photos from ‎مدرسة شيخ عبد الرشيد شيخ علي صوف ‎'s post 20/02/2025

Waxaa noo qabsoontay xaflad ay ku qalin badalanayeen ardey dhameysay quran ka kariimkaa oo kamid ah ardeyda madarsada SHEEKH C.RASHIID SHEEKH CALI SUUFI

waxaa xaflada kasoo qayb galey marti-sharaf kala duwan oo ay kamid ahaayeen macalimiin, waalidiin, masuuliyiin iyo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan kuwaas oo hambalyada iyo farxada la qaybsada ardeyda dhameysay quran-ka kariimkaa.

Waxaan leenahay hambalyo alle ha idinku anfaco cilmiga barakeysan ee aad barateen

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Farjano-boqolka Guri
Kismayo