04/09/2026
Maamulka Dugsiga wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta in uu si rasmi ah u furmi doono Sanad-Dugsiyeedka 2026–2027 maalinta Sabtida, 5-ta September 2026.
Waxaan dhammaan ardayda ku boorrinaynaa inay u diyaar garoobaan bilowga sanad-dugsiyeedka cusub, ayna waqtigooda ku soo xaadiraan dugsiga.