Hilaac institute of languages.

Hilaac institute of languages.

Share

this is the official page of hilac institute of languages.

01/12/2024

AKHRISKA القراءة READING 📚

Akhriska ayaa loo aqoonsanyahay inuu yahay daweeyaha ruuxda iyadoo aan ka heleyno aqoon guud iyo mid gaarba, muhiimadda akhriska ayaa waxaa inoo caddeyay qur'aankeena kariimka ah, iyadoo aayadii ugu horeeysay ay aheyd (اقرا بأسم ربك الذي خلق) umadda nabi MAXAMED (SCW) ayaa looga yeeraa umaddii akhriska (أمة القراءة) haddaba waxaa ceeb ah fashil iyo fool-xuma-na ah in aan ka qatanaano akhriskaa oo aanan waxba akhrin.

Haddaba waxaa jiro qaab wax loo akhriyo waxaad wax u akhrin kartaa 2 labo qaab oo kala ah:

1. Inaad indhaha iyo afka oo wada socda kor ugu qaado erayada oo aad sidaa ku akhridid.

2. Inaad ku akhrido indhaha oo kaliya adigoo afka aan dhaqaajinin ama aan ku dhawaaqin erayada.

Ugu dambeyn waxaa jirto su'aal ah " inteen wax ku akhriyaa.... ma jawi dagan baan ku akhriyaa mise?" Waxaan ku leeyahay meel walbo iyo goor walbo wax ku akhri sababtoo ah ma heleeysid jawi dagan maalin walbo, akhri adigoo joogo shaqadaada, iskuul-kaaga, jaamacaddaada, iwm.

24/11/2024

Aqoonta ayaa ah tan dadka bedesho, waana waxa lagu kala garto wanaagga iyo xumaanta.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Kismayo