15/08/2026
Ogeysiis. Koorsadaan muhiimka ah waxaa labilaabi doonaa Khamiista soosocota insha Allah. Isqorista wey socotaa ee halaga faa ideesto. Wixii faah faahin ah kalaxiriir: 0615822452.
Learn today, earn tomorrow.
15/08/2026
Ogeysiis. Koorsadaan muhiimka ah waxaa labilaabi doonaa Khamiista soosocota insha Allah. Isqorista wey socotaa ee halaga faa ideesto. Wixii faah faahin ah kalaxiriir: 0615822452.
22/07/2026
Ogeysiis. Waxaa socota isdiiwaan gelinta Fasal cusub oo ah Diploma in Laboratory Technician. Xiisada waxey bilaabaneysaa bisha soosocota ee 01/08/2026. Wixii faah faahin ah kalaxiriir. 0615822452
06/07/2026
Mahadnaq iyo Qadarin
Sanad guuradii 10aad ee Aasaaska Mac'hadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee Wamo Medical College. Mac'hadka waxaa la aasaasay 2016 kii. Wuxuuna soosaaray Ardey badan oo kuqalabeysay aqoon iyo karti.
Ogeysiis. Waxaa socota isdiiwaan gelinta Fasalo cusub oo ah Diploma in Pharmacy Technician Course. Maalmaha xiisadaha waxey kalayihiin. Fasal lagalidoono Sabti ilaa Arboco, iyo midkale oo Khamiis iyo Jimco ah. Full Time iyo Part Time. Faah faahinta kalaxiriir. 0615822452
Ogeysiis. Waxaa socota isdiiwaan gelinta fasal cusub oo ah Barashada Sheybaarka (Lab Technician) oo Practical ubadan. Maalmaha xiisada waa Khamiis iyo Jimco oo galabtii ah. Kusoo dhawaada Wamo Medical College.
Ogeysiis. Waxaa socota isdiiwaan gelinta fasal cusub oo ah Barashada Sheybaarka. (Lab Technician). Casharada intooda badan waa Practical. Waqtiga xiisada waa galabtii sideed saac. Maalmaha xiisaduna waa Khamiis iyo Jimco. Wixii faah faahin ah kalaxiriir: 0615822452
Asc. Halaga faa ideesto fursadaan qaaliga ah. Khamiistaan soosocota waxaa labilaabi doonaa labo koorso oo kala ah: Diploma in Nursing iyo Diploma in Midwifery. Faahfaahinta kalaxiriir. 0615822452
07/02/2026
Soo dhawaada bahda jecel ineey bartaan Caafimaadka. Usbuuc kadib Waxaa labilaabi doonaa Koorsooyinka kala ah.
1. Diploma in Nursing
2. Diploma in Midwifery
3. Diploma in Nutrition
Nursing ka waa galabtii. Midwifery iyo Nutrition na waa subixii.
Isdiiwaangelinta wey socotaa ee laxiriir 0615822452
Waxaa socoto isdiiwaan gelinta Sedex fasal oo kala ah. Diploma in Nursing. Diploma in Nutrition. Diploma in Midwifery. Maalmaha xiisadaha waa Khamiis iyo Jimco. Wixii faah faahin ah kalaxiriir. 0615822452