15, May
Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Xaawo Taako
School Motto: Towards Brighter Future�
Kajawaab suaasha
Sundus iyo iqra waa laba arday oo Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Xaawo Taako dhigta da' dooda wey yartahay balse hankooda waxbarasho ayaa sareeya
09/03/2026
kulan duco, quraan aqris iyo Afur ayaa loo sameeyay macalin Abdikadir Aden Nageeye oo in muda ah xanuunsanaa.
kulanka oo diirada lagu saaray quraan aqris ayaa waxaa ka qeyb galay macalimiinta iyo ardayda dugsiga.
Allah ha caafiyo wllkena Abdikadir
xanuunka dambi dhaaf Allah hakaaaga dhigo
dabeeshana Allah ha kaa raaciyo.
Tartanka aqooneedka ee Ramadaan
Qorituurka tartan aqooneedka Ramadaan ee dugsiga Hawa tako
Ardayda dugsiga Hawa Tako oo hambalyo u diray dhammaan ummadda muslimka ahi ee dunida ku nool maalinka koowaad ee Ramadaan
17/02/2026
Maamulaha dugsiga Xaawo taako , macalimiinta iyo ardayda waxay hambalyo udirayaan dhamaan muslimiinta meel walbo ay jogaan waxan lenahy ramadan kariim
كل عام وأنتم بخير. ☪️☪️
illahayow bishaan ramadaan qerkeda na
waa faji acmaasheena illahayow naga aqbal sanadkan sanadkiisa caafimaad iyo barwaaqo nagu gaarsii
15/01/2026
14/01/2026
Waxaa si rasmi ah loo xiray Dugsiga Hoose Dhexe ee Hawa Tako ee tarmka kowaad, sannad dugsiyeedka 2025/2026.
Waxaa munaasabadda lagu qabtay xaflad xiritaan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu abaal-mariyey ardayda kaalmaha h**e ka galay dugsiga.
Munaasabadda waxaa ka soo qaybgalay marti sharaf iyo waalidiin, kuwaas oo goob joog ka ahaa, isla markaana marqaati ka noqday quruxda iyo hab-maamuuska wanaagsan ee xafladda loo soo agaasimay.
Dugsiga Hoose Dhexe ee Hawa Tako wuxuu ka mid yahay dugsiyada ku dayashada mudan, maadaama uu ka mid yahay dugsiyada yar ee dalka si rasmi ah u qabta xaflad xiritaan inta aan dugsigu xirmin , halka dugsiyo badan oo kale aanay munaasabaddan u qaban si rasmi ah.
Ardayad Nastexo Abdullahi oo hees hooyo la ilmeesay💧
M.a dhamaanteena waan qiiroonay.
14/01/2026 oo eheed maalinka xeritaanka dugsiga
Click here to claim your Sponsored Listing.