08/12/2018
Malinta jimcaha oo ay taariikhda aheyd 07-Dec-2018 waxaa si wanaagsan noogu qabsoomay Doorashada Gudoomiyaha Golaha Fulinta ee Midowga FASSU,
Doorashada oo aheyd mid One man one Vote, waxaa ku tartamayey labo musharax oo kala ah C.risaq Abullhi Sh khalif, iyo Cabdiraxman Sh. Yusuf Shilabo, waxey ugu danbeyn guusha raacday Cabdirisaq Cabdullahi Sh. khalif Hambalyo Cabdirisaaq Xilka aad qaaday illaah hakuu fududeeyo
Waxaa mahad aan lasoo koobi karin leh illaahii inoo fududeeyey inaan doorashada si nabad gelyo ah ay noogu idlaato, sidoo kale waxaa mahad leh Guddigii dorashada ee habeen iyo Maalin ka shaqeynayey sidey Doorashasa Gudomiyaha udhici laheyd Gudomiso Rumaan iyo Xubnihii lashaqeyenayey sida Eng Ganey , , , , ....
19/08/2018
xasusin malinta carafo
#كل عام وانتم بخير
15/06/2018
Mubarak . Waxaan halkan oga hambalyenaya dhamaan muslimiinta meel kasta oo ay dunida dacalladeeda ka joogaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed.
Waxaanu leenahay farxad ku ciida.
کل عام وانتم بخیی
12/04/2018
Congratulations Congratulations Congratulations
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Xulka Kubada Cagta ee Iskuulka Farjanno primarry & secondary school waxey maanta soo bandhigeen ciyaar aanan horey loo arag
90 daqiiqo ee ciyaarta xulku waxa uu la ciyaarayey dhigooda iskuulka Axmed binu xanbal school ciyaar Semi-final ah
ciyaar xiiso Badan kadib waxey guusha ku raacday iskuulka Farjano
Midowga Iskuulka Farjano FASSU Wuxuu u hambalyeynaya Maamulka Iskuulka , Macalamiinta Iskuulka ,Ardayda Iskuulka iyo dhamaan Taagerayaasha Iskuulka Farjano Hambalyo.
waxaa tihiin Libaaxyada Xaafaada Farjano
Hambalyo Congratulations Congratulations
SQ. Abdiqadir
Fadlan dheh
30/03/2018
Midowga Ardayda Iskuulka Farjano
Ayaa ardayda Classka Form Four uqabteen barnaamij Education Career ah
Qaabka uu ardaygu u dooran karo Takhasuskiisa Jaamacadeed
Si gaar ah waxaan ugu mahadcelineynaa Aqoonyahanadii ardayda u fududeeyey inuu qabsoomo Barnaamijkan iyo
""Kuliyadaa jeceshahay inaa ku takhasusto waa Hormarkaaga Nololeed""
"Ku dhiiranoow Waxbarashada siiwad ilaa aad horumar lataaban karo ka gaarto""
30 March 2018
21/02/2018
, waxaaa maanta inoo hirgalay in Dhamaan ardayda iskuulka farjano ay qaataan ID CARD STUDENT
waxaan si qaas ah ugu mahadcelinaya dhamaan ardaydi kashaqaysay hirgalinta in lahelo Aqoonsiga ardaynimo ee schoolka.
Iskuulka waxa uu noqday iskuulkii ugu horeeye ee leh ID CARD ama ay ardaydiisu yeeshaan iyo maamulkaba ee magaalada kismaayo
Waxaana hil galiyay midowga ardayda iskuulka farjano ( FASSU )
special thanks
salaad
xidig
ahmed nuur
aziiz ganey
nuur
brother
shilaabo
abdirahmaan
hassan nuur
ahmed mursal
xeefoow
nuur
ahmed
dheere
hussien ahmed
04/02/2018
Waxaan Farxadda lawadaageynaa walaalkeen oo ka mid ah ardaydii ka qalinjabisay Jaamacadda Kismayo
Hambalyo walaal Cilmiga aad Baratay Illaah hakugu anfaco
Aamiin.
03/02/2018
Waxaan Farxadda lawadaageynaa walaasheen Sucaada Nuur oo ka mid aheyd ardaydii ka qalinjabisay Jaamacadda Kismayo
Hambalyo walaal Cilmiga aad Baratay Illaah hakugu anfaco
Aamiin.
21/01/2018
farxad wayn inoo ah maanta booqashadii uu inoogu yimid sheikh mohamed umal
Waxay u tahay farxad lama iloobaan Ardayda iyo Dhamaaan bahwaynta iskuulka farjano
horumar wcn Farjano
by FASSU
24/11/2017
Anigoo Matalayo Midowga --Farjano School Students Union--
Maanta waxaan Kulan wada qaadanay Xubnaha Ugu sareeya Midowga ee joogo Magaalada Muqdisho
Waxaa tihiin Garabka ugu Muhiimsan Midowga
Waa ku mahadsantihiin Soo dhaweyntiina
Mailaawi doono waqtigii aan idinla qaatay😍
S/Q: