Wamo Medical College

Wamo Medical College

Share

Welcome to Wamo Medical College. Home of professional Education.

11/11/2022

Asc.Dhamaan Bulsho weynta kunool Magaalada Kismaayo waxaa la ogeysiinayaa in aysocoto isdiiwaangelinta fasal cusub oo Barashada sheybaarka ah.(Laboratory Technician)
Maalmaha xiisada waa Khamiis iyo Jimco oo Galab ah, 2:00 ilaa 4:00 Pm. Wixii Faah faahin ah laxiriir. 0615822452

03/11/2022

Ogeysiis.Waxaa maanta oo khamiis ah labilaabi doonaa Koorsadii Qualified nurse ee Wamo Medical College.Halaga faa odeesto.Asxaabta kalena gaarsiiya.Wixii faah faahin ah kalaxiriir 0615822452.

22/09/2022

Waa Casharkii koowaad oo Practical ah ee Qeybaha uu ka koobanyahay Microscope ka iyo sida uu ushaqeeyo.

Photos from Wamo Medical College's post 14/09/2022

Ogeysiis.Waxaa Berito oo khamiis ah labilaabi doonaa koorsada Barashada Sheybaarka.Maalmaha xiisada waa Khamiis iyo jimco.Xiisada waxaa lagalidoonaa labo saac subaxnimo,waxaana laga bixidoonaa Afar saac.wixii faah faahin ah laxiriir 0615822452.Mahadsanidiin

Photos from Wamo Medical College's post 20/08/2022

Hambalyo dhamaan ardeyda ka qalin bedelatay Wamo Medical College.Dufcadii 9aad.Ilaahey ha idiinku anfaco cilmiga aad barateen.Noqda kuwii dalkooda,dadkooda iyo diintoota anfaca.

Photos from Wamo Medical College's post 14/07/2022

Ogeysiis.Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan inta jecel ineey bartaan sheybaarka,in ay socoto isdiiwaangelinta fasal cusub oo barashada sheeybaarka ah,taasoo Practical ubadan.waqtiga xiisada waa Full time iyo part time(khamiis iyo Jimco).
Wixii faah faahin ah kalaxiriir 0615822452.

Photos from Wamo Medical College's post 11/06/2022

Practical Intramuscular Buttock injection.

01/05/2022

Asc.Ciid Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Muslimiinta Meelwalboo Joogtaan.Ilaahey hanaga aqbalo Acmaasha aan soosameynay bisha ramadaan.Kuwii loogu dembidhaafay ilaahey hanaga dhogo.

14/04/2022

Ogeysiis.Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan Bulsho weynta kunool Jubbaland,gaar ahaan magaalada kismaayo,ineey socoto is diiwaangelinta koorso cusub oo Nutrition ah.Waqtiga waxbarashada waa Qamiis iyo jimco.Wixii faah faahin ah kalaxiriir 0615822452

01/04/2022

Ramadaan Kariim dhamaan walaalaha muslimiinta ah meelwalboo joogtaan.ilaahey hanoo fududeeyo soonka,caafimaad iyo xasanaad alaha nagasiiyo.

Photos from Wamo Medical College's post 07/02/2022

Halaga Faa ideesto Aqoontan Caafimaad ee Barashada Daawooyinka Aasaasiga ah.

21/01/2022

Is diiwaangelintu wey socotaa ee halaga faa ideesto waqtiga.wixii faa faahin ah kalaxiriir: 0615822452.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Isgoyska Maxfalka Gaar Ahaan Iskuulka Bisha Cas. Ama Laxiriir 0615822452
Kismayo