13/05/2026
Hambalyo! - Kulliyadda Barashada Kombiyuutarka oo ku guuleysatay Tartanka Kubbadda ee Todobaadka Dhaqanka iyo Hal-Abuurka Jaamacadda Kismayo.
Faculty of Computer Studies
13/05/2026
Hambalyo! - Kulliyadda Barashada Kombiyuutarka oo ku guuleysatay Tartanka Kubbadda ee Todobaadka Dhaqanka iyo Hal-Abuurka Jaamacadda Kismayo.
27/04/2026
Qeyb ka mid ah ardayda Kulliyadda Barashada Kombiyuutarka ayaa ka qeybgalay barnaamijka Taxanaha Doodaha Ardayda, oo ah madal aqooneed loogu talagalay gorfeynta iyo falanqeynta mowduucyada muhiimka ah.
Doodda waxaa sidoo kale ka qeybgalay Xafiiska Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda iyo Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda, Mudane Nimcaan Weli Cali.
Ardaydu waxay si qotodheer u falanqeeyeen mowduuca βSaameynta togan iyo tan taban ee AI-gaβ, iyaga oo soo bandhigay aragtiyo kala duwan iyo talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sida ugu habboon ee loo adeegsan karo Garaad Gacmeedka.
21/05/2025
Hormuudka Kulliyadda Culuumta Kombiyuutarka, Ustaad Mohamed Saqawe Aweys, ayaa soo agaasimay tartan xiiso leh oo u dhexeeyay labada fasal ee BIT09 iyo BIT10, kuwaas oo ka tirsan kulliyadda.
Tartankan ayaa ku saabsanaa Web App Development, waxaana si rasmi ah u furay Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda, Mudane Ahmed Ibrahim Abdi, oo ardayda ku dhiirrigeliyay barashada xirfadaha casriga ah iyo akhrinta buugaagta la xiriira teknoolojiyadda iyo aqoonta guud.
Ugu dambayn, ardaydu waxay si xirfadaysan u soo bandhigeen mashruucyadii ay ku tartamayeen, iyadoo tartankuna kusoo dhammaaday jawi qurux badan iyo is-dhexgal wax ku ool ah.
Guul iyo horumar dhammaan ardayda ka qeyb gashay tartanka!
24/06/2023
Hambalyo
27/03/2022
Sawiradii galabta VS
27/03/2022
Tartankii Kubada cagta ee todobaadka dhaqanka Jaamacadda ee aan maanta ciyaarnay waxaan soo bandhignay ciyaar aad u qurux badan oo ay u riyaaqeen taageerayaasheena, waxaana ku badinay 5 iyo 1
Waxaan rajaynaynaa in aan cup-ka soo qaadno insha'allah
15/03/2022
Gudiga Midowga Ardayda Jaamacadda Kismaayo
Mahadsanidiin
11/01/2020
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhammaan Ardayda Jaamacadda Kismaayo ee Maanta ka qalin jabiyey kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda, khaasatan ardayda , la wadaagida farxada kadib waxaan idin leeyahay cilmiga aad barateen alle ha idin barakeeyo, hana idin ka dhigo midkii aad ku anfici lahaydeen naftiinna, Ehelkiinna, Bulshadiinna iyo Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed
06/09/2019
Kismayo University Student Portal Application for , , , and more.
Download itπ and share you friends
https://play.google.com/store/apps/details?id=ku.ict.students
03/05/2019
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo
Kuliyadda barashada kombuyutarka (Computer Studies) oo ku wada guuleysatay Todobaadkii dhaqanka iyo kubada cagta.
π π π π π π π π π π π π π