31/05/2026
Today, our students happily showcased their English language skills, demonstrating the language, confidence, and communication abilities they have developed through dedicated learning.
๐ ๐ฆ๐ต๐ผ๐๐ฐ๐ฎ๐๐ฒ ๐ผ๐ณ ๐๐ป๐ด๐น๐ถ๐๐ต ๐๐
๐ฐ๐ฒ๐น๐น๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ.
๐ฌ๐ผ๐๐ป๐ด ๐ ๐ถ๐ป๐ฑ๐, ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐ ๐๐ป๐ด๐น๐ถ๐๐ต ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐.
26/05/2026
Dhammaan bahda Al-Ikram waxay idinkugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul-Adxa.
.
Allaah SWT ayaan ka baryeennaa inuu caafimaad taam ah nagu gaarsiiyo ciiddaan Ciiddeeda kale.insha Allaah. Aamiin, Aamiin, Aamiin.
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู.
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ.
14/05/2026
Maamulka iyo macallimiinta akadeemiyadda Al-Ikram waxa ay u mahadcelinayaan qaar ka mid ah ardayda ka qalin baddalatay koorsada luqadda Ingriisiga, kuwaasoo ugu deeqay akadeemiyadda labo sameecadood oo ay ugu tala galeen in ay isticmaalaan ardayda ka dambaysa iyaga.
Waxay sidoo kale ku booriyeen ardayda in ay badiyaan ku hadalka luqadda maadaama ay luqadda barashadeeda ku xiran tahay in lagu hadlo.
23/04/2026
Hambalyo dhammaan ardayda Akadeemiyadda Al-Ikram ee maanta u fariistay imtixaankii finalka ahaa ee koorsada luqadda English-ka.
Waa tallaabo muhiim ah oo muujinaysa dadaalkiina, dulqaadkiina, iyo horumarka aad sameyseen muddadii aad wax baraneyseen.
Waxaan idiin rajeynayaa guul iyo natiijooyin wanaagsan. Ha ka daalin barashada, mustaqbalkiinna waa ifaya haddii aad dadaalka sii waddaan. Guul wacan dhammaantiin.
13/04/2026
Waxaan si rasmi ah u billaabi doonnaa barashada graphic design-ka 1-da bisha May ee soo socota haddii uu Rabbi idmo.
Wixii faahfaahin ah soo booqo xafiiska machadka ama nagala soo xiriir 0615518834.