06/07/2022
WADANI INTITUTE OF TECHNOLOGY
waxuu dhamaan bahda waxbarashadda jecel ogeysiinayaa in la bilaabay koorso dhameystiran oo luuqadda English ah.
Waxaadna ku baran doontaad muddo kooban insha allaah.
Waxaadna qaadan doontaan buugaagta hoos ku sawiran.
Waana maqal iyo muqaal.
Nasiib wacan
14/04/2022
Dhamaan ardayda machadka Wadani waxay u diyaar garoobayaan imtixaanka fasaxa.
05/03/2022
KU DHOWOW WADANI KISMAAYO
03/02/2022
Waxaa bilaabanayo fasalkii 6da book ee windows 10 iyo Office 2010.
Kasoo gaar casharadda fasalka cusub kana mid noqo fasalkan cusub.
Mahadsanid.
19/01/2022
Wadani Institute of Technology waxuu bilaabayaa course cusub oo uu ugu talagalay dadka waaweyn ee shaqeeya. Koorsada waxay bilaabaneysaa 06:00 am ee aroornimo hadaba ka faa'iideyso isqoristuna way bilaabatay
17/01/2022
Wadani Institute of Technology waxay bilowday is qorista fasalka 2aad ee Computer Application.
Hadaba ka soo gaar isdiwaan galinta wey socotaa.