19/06/2026
mel wanaagsan inoo maraayo
k**a danbeysta ah ee finalka
sanad dugsiyeedka 2025_2026 .
Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo
Mac-hada Al-abyan waa machad lagu Barto Quraank iyo Culuumta Diinta
19/06/2026
mel wanaagsan inoo maraayo
k**a danbeysta ah ee finalka
sanad dugsiyeedka 2025_2026 .
Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo
15/06/2026
..
si habsami ah nagu socda imtixaanka k**a danbeysta ah ee finalka .
sanad dugsiyeedka 2025_2026 .
Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo
guud ahaan ardeyda guul iyo mustaqbal wanaagsan .
11/06/2026
oo ay taariikhda hijriga ku beegneyd 25/12/1447 tan milaadigana ahayd 11/6/2026 Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo kabilaawdey imtixaanka k**a danbeysta ah ee finalka .
dugsiyeedka 2025_2026 .
Ardeydeenna waxaan u rajeyneynaa guul iyo mustaqbal wanaagsan .
โTartan aqooneedku waa is-dhexgalka ardayda iyo kor u qaadista aqoontooda. Waa waddo lagu kobciyo maskaxda, lagu dhiirrigeliyo waxbarashada, laguna abuuro isku xirnaan iyo wada shaqeyn ardayda dhexdeeda. ๐โจโ
Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo
26/05/2026
#ุชุชูุฏู
ุฃุณุฑุฉ ู
ุนูุฏ ุงูุฃุจูู ููุนููู
ุงูุดุฑุนูุฉ ูุงูู
ูุงุฏ ุงูุฃุณุงุณูุฉ ุจุฃุญุฑู ุงูุชูุงูู ูุงูุชุจุฑููุงุช ูุงููุฑุญุฉ ุฅูู ุฌู
ูุน ุงูู
ุณูู
ูู ูู ุฃูุญุงุก ุงูุนุงูู
ุ ูุฅูู ุฃูู ุงูุตูู
ุงู ุฎุงุตุฉุ ุจู
ูุงุณุจุฉ ุญููู ุนูุฏ ุงูุฃุถุญู ุงูู
ุจุงุฑู.
ูุณุฃู ุงููู ุฃู ูุชูุจู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงูุุนูุฏูู
ู
ุจุงุฑูุ ููู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ!
26/05/2026
uu maamulaha , macallimiinta iyo ardeyda Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo uhambalyenayaan kooxda Mucaad binu jabal oo ku guuleysatay kaalinta labaad ee tartan aqoneedka sanadlaha ahaa ee sanad kaan 2025_2026 hambayo
24/05/2026
HAMBALYO HAMBALYO ๐
uu maamulaha , macallimiinta iyo ardeyda Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo uhambalyenayaan kooxda Salmaanu faaris oo ku guuleysatay Kaalinta koowaad Tartan Aqooneedkii Sanadlaha ahaa ee sanad dugsiyeedka 2025_2026
inooga socday Fagaaraha mac-hadka .
kooxda Salmaanu faaris oo noqdeen guuleestayaasha tartan aqooneedka sandkaan 2025_2026
๐
HAMBALYO HAMBALYO
23/05/2026
inoo soo dhamaday kulankii finalka ahaa ee ugu danbeyey tartan aqoneedka sanad laha ahaa ee sanad dugsiyeedka 2025_2026 ee kasocday xarunta Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo
uu dhaxmaray kulanka labadan kooxood ee kala ah
1. Mucaad binu jabal
2. Salmaanu faaris
labada kooxood waxa ay kala heleen waa sidan
1. Mucaad binu jabal 23 dhibcood
2. Salmaanu faaris 24 dhibcood
guushu raacdey oo ku guleysatay tartanka kooxda :
Salmaanu faaris
Wabillaahi tawfiiq .
23/5/2026
22/05/2026
maanta mel wanaagsan nagu soo dhamaadey qeybtii 2aad ee semifinalka tartan aqoneedka sanad laha ahaa ee sanad dugsiyeedka 2025_2026 ee kasocday xarunta Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo
maanta tartamay semafinalka labo kooxood oo kala ah
1. Mucaad binu jabal
2. Camar binu caasim
labada kooxood waxa ay kala heleen sidan
1. Mucaad binu jabal 28 dhibcood
2. Camar binu caasim 27 dhibcood
Waxay guushu raacdey kooxda
Mucaad binu jabal
noo bilaabani doona finalka waxana isku soo harey tartanka labadan kooxood ee kala ah
1. Mucaad binu jabal
2. Salmaanu faaris
waa mid xamasadiisa wata I.a .
Waxaan rajeyneynaa in tartankani uu si wanaagsan noogu soo dhamaado insha allah
22/5/2026
21/05/2026
maanta noo bilaabdey qeybtii 2aad ee semifinalka tartan aqoneedka sanad laha ahaa ee sanad dugsiyeedka 2025_2026 ee kasocday xarunta Mac-hadka Al-abyan ee kismaayo
maanta tartamay labo kooxood oo kala ah
1. Sacad binu waqaas
2. Salmaanu faaris
Natiijada labada kooxood waxa ay kala heleen waa sidan
1. Sacad binu waqaas 26 dhibcood
2. Salmaanu faaris 28 dhibcood
Waxay guushu raacdey kooxda
Salmaanu faaris
oo jimca ah haduu Alle idmo waxaa tartamaya labada kooxood ee kala ah
1. Mucaad binu jabal
2. Camar binu caasim
Waxaan rajeyneynaa in tartankani uu si wanaagsan noogu soo dhamaado insha allah
21/5/2026
.