14/01/2026
DUGSIGA HOOSE/DHEXE EE QARSA
14/01/2026 JUBBALAND - KISMAYO - SOOMAALIYA.
maanta oo ay tariikha ku beegnayd 14/01/2026 waxaa si nabadd ah inooga soo dhamaaday imtixanka dhexe (Midtern) sanad Dugsiyeedka 2025-2026.
Dhamaan Ardayda u fariisatay imtixaanka waxaan Alle uga baryaynaa in uu ku guuleeyo Imtixaanka dadaalkoodana uu noqdo mid kay ku farxi lahaayeen.
Walaal mar walba ku xirnow
Qarsa primary school
14/01/2026
BSMLLH wxaa gabo gabo inoo ah qaadistii imtixaanka sanad dugsiyeedka 2025/2026 qeybtiisa 1aad
Waana qaar kamid ah sawaranta ardayda usoo gaba gabowday imtixaanka ALX.
19/08/2025
Dugsiga hoose dhexe ee QARSA wxuu hamplyo mug iyo mizaan leh udirayaa mamule kuxegeenka dugsiga QARSA wxaan leenahay cilmiga aad baratay allh kuugu anfaco adiga iyo umada inteeda kle.
01/02/2025
Alx
Illh ayaa kumahadsan isu soo keen celiyay inagoo nabad qabna soona dhamaysanay fasixii yaraa
Wxaan dib ubilownay qorshihii waxbarasho ee qabyada inoo ahaa sanad dugsiyeedka 2024/2025
09/01/2025
08.01.2025
Alx waxa si habsami leh inooga so idlaaday Imtixankii dhexe' ee sanad dugsiyeed kaan wxaana ku mahad san ALLH SW, oo ino sura galiyey in uu inoo Qabsomo imtixaanka waliba si Habsami Leh'
Waxa sido kale ku mahad san macaliminti' juhdiga iyo dadaalka dheeriga ah soogalisay ardaydaan ilaa ay kaso gaaraan heerka ay maanta jogaan alx
Waxaa guul inoo ah in maanta heerkaan aan sogaarno wxaan ALLH SW karajynynaa in sidaan iyo si kasii wanaagsanba uu inooga sii socon doono I.a
Waxan guul u Rajeynaynaa Dhaman Ardeyda somaliyeed gaar ahaan ardayda Qarsa primary school
'
21/11/2024
Hambalyo Dhammaan Mucalimiinta Somaliyeed.
Waxa uu maamulka dugsiga Hoose Dhexe ee u hambalyeenayaa dhammaan mucalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan mucalimiinta dugsiga .
Macalinku waa baraha iyo hagaha Ummadeed ee ka saara jahliga iyo si xun u fikirka.
Kuna abaabiya hurumarka iyo hagaajinta ddd intaba
Mucalimiintu wxaan leeyahy abaalkiina Janno Allahaa ka dhigo.
04/02/2024
ASC ww
Alx wxaan dib ugasolawanay fasaxii yaraa inagoo cafimaad qabno alx
Wxaan dib ubilownay safarkii waxbarasho ee aan horaanba kuhowlaneyn.
09/01/2024
Asc ww
Wxaad halkaan kusoo gudbin kartaan wax allaala waxaad heysaan oo ah TALO iyo TUSAALE kuna aadan hurumar iyo hiigsiga nolal wax barasho📖🖊
MHDSNDIIN.
08/01/2024
ALX qeybtanna waa qeyb kamid ah isdhaxgalka bulshada⚽️🏅🏆
Hiigsi iyo horumar wcn i.a
02/01/2024
Tayo waxbarasho📖✍️👈
Iyo
Tusaale muuqda📝👩💻👨💻👈