18/08/2026
Barnaamijkan oo muuqaal ah waxaan rajeynayaa in la heli doono dhawaan insha Allah.
Principal of Mustaqbal School-Kismayo
18/08/2026
Barnaamijkan oo muuqaal ah waxaan rajeynayaa in la heli doono dhawaan insha Allah.
Cabdirisaaq Xasan Jidhi oo awoowe iigu aadan baan ayaamahan ka loox jiitaa😁❤️
Saaxiibada halkaas ayaa inoo ballan ah insha Allah
Hambalyo dhammaan ardayda sharafta badan ee maanta ka gudubtay imtixaanka fasalka Afaraad sare ee qaranka.
Natiijada imtixaanka form4 oo goordhow lagu dhawaaqi doono insha Allah.
Maracadde Show waa laacib farta ka xiran🫡
Form Four beri waxaan urajeyneynaa natiijo ay ku farxaan insha Allah Omar Abdulkadir Artan iyo Abdullahi Kashka
13/08/2026
Liibaan Ahmed oo uu Geedi Sahan - Somali Traveler la sawiran yahay waa wiil Soomaaliyeed oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Jabuuti, wuxuu kamid ahaa calan wadayaashii ciyaarta xalay ee uu garsoore ka ahaa Omar Abdulkadir Artan, wuxuu ahaa nin xirfad sare muujiyay soona bandhigay kartidiisa.
Liibaan wuxuu ahaa calanwadaha ugu wanaagsan Africa waanan sababta keentay inuu heerkaan gaaro, anagoo muujineyna dhiiga Soomaalinimada waxaan leenahay walaal Liibaan hambalyo, guuleyso, garabkaaga ayaan nahay siina laba jibbaar dadaalkaaga, nasiib wacan ayaan kuu rajeyneynaa.
12/08/2026
Maku raacsan tahay qoraaga qeybtaan?
Waxaan jeclahay inaan markasta ahaado garabka iyo qalbi udajiyaha wiil kasta iyo gabar kasta oo nolosha hadaf cad ka leh.