Muqaalkaan Kooban EE uu Cabdifataax oo kamid ah Ardeyda Ku sharxayo Sida uu Ardeyga Ku ogaano karo Ntiijada imtixaankiisa
Fadlan Raac Tusmooyinka uu Bixinayo Cabdifataax.
Jubaland Technology and innovation hub
Empowering youth with digital skills, innovation, and solutions to shape the future.
02/06/2026
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ! ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ! ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ!
Natiijooyinka Imtixaannada K**a Dambeysta ah ee ardayda Jubaland Technology & Innovation Hub (JUTIH) hadda waa diyaar.
Si aad u aragto natiijadaada:
๐ฒ Booqo link-ga: https://shorturl.at/iWcjk
Ama la xiriir maamulka JUTIH.
Hambalyo dhammaan ardayda soo bandhigtay dadaal, adkaysi iyo hal-abuur.
02/06/2026
NATฤฐฤฐJADA ฤฐNTฤฐXAANKA CAAWA HAKA SEEXAN.......
Jubaland Technology & Innovation Hub (JUTIH) waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda ka qaybgalay imtixaanka in natiijooyinka si rasmi ah loo shaacin doono caawa saacadda 10:00 PM, haddii Alle idmo.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo mustaqbal ifaya.
๐
Taariikhda: 2 Juun 2026
โฐ Waqtiga: 10:00 PM
JUTIH โ Innovate โข Connect โข Empower
28/05/2026
๐ธ ๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ธ
Ma jeceshahay Muuqaal Duubista iyo Sawir Qaadista? Ma doonaysaa inaad noqoto Content Creator xirfad leh ama aad ka shaqeysato Baraha Bulshada?
๐ Jubaland Technology & Innovation Hub (JUTIH) wuxuu idiin hayaa tababar gaar ah oo soconaya muddo 2 Bilood keliya ah, kaas oo lagu baranayo:
๐ฅ Muuqaal Duubista ๐ท Sawir Qaadista ๐ฑ Content Creation ๐ป Ka shaqeynta Baraha Bulshada
๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐๐ถ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐ต ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ต๐ฎ๐บ๐ถ๐ด๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐น๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐บ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฎ.
50-ka Gabdhood ee ugu horreeya waxaa loo sameynayaa Qiimo Dhimis Ballaaran oo dhan 50%. Boqolkiiba konton.
Ha seegin fursaddan kooban!
๐ Goobta: Golol Street, Kismayo โ Somalia ๐ WhatsApp / Soo wac: 0615902342
25/05/2026
Ma rabtaa inaad barato xirfado casri ah oo suuqa shaqada muhiim ka ah Inta lagu Gudajiro Mudada Fasax iskuulka?
JUTIH waxay kuu haysaa koorsooyin tayo leh oo kaa caawinaya horumarinta mustaqbalkaaga.
Xirfadaha aad ka baran kartid JUTฤฐH.
โ
Computer
โ
Digital Camera
โ
Graphic Design
โ
Video Editing
โ
Content Creation
โ
Digital Marketing
โ
Journalism โ Saxaafadda
โ
Web Development
โ
Program Languages
โ
Mobile Repairing
โ
Computer Hardware & Software
๐ฏ โBaro Xirfad, Beddel Mustaqbalkaaga!โ
๐ Booqo xarunteena oo Kutaala isgoyska Golol, Dhismaha 3-aad EE Dhabarka Dambe EE Bashna Coffee oo ka mid noqo dhalinyarada xirfadaha casriga ah baranaya.
Nagala soo xiriir
๐ Call: 0615902342
๐ฒ WhatsApp: 0615902342
22/05/2026
Ma doonaysaa inaad fasaxa sanad dugsiyeedkan ku barato xirfad Mustaqbalkaaga wax ka beddesha?
๐๐ฎ๐๐๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ & ๐๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ฎ๐ (๐๐๐๐๐) waxay kuu haysaa koorsooyin Aas aaska Kumbutarka ah (Computer Fundamental) ah oo si fudud oo xirfadeysan lagu baranayo.
โ
Maxaad Baraneysaa:
Aasaaska Computer-ka Sida
Microsoft Word,
Microsoft Excel
Microsoft Access
Microsoft PowerPoint
Microsoft Publisher
๐ Dooro mudada kugu habboon:
๐ฅ 3 Bilood โ Computer Fundamental (Basic Level)
๐ฅ 6 Bilood โ Computer Fundamental (Full Course)
โณ Muddo kooban gudaheed ku Baro Xirfad Aad ฤฑga shaweyni kartid Xafiisyada
2026 Hadaadan Aqoonin Xirfadda Kumbuutarka ogow Waad Dambeysaaye.
๐ฏ Fasaxaaga Yuusan noqon mid waqti Kaga lumo. ka dhig fursad aad ku barato, Xirfad kuna hormarto.
๐ Goobta: Golol, Kismaayo
๐ Wixii faahfaahin ah: 0615902342
Isla lambarkaan aya whatspkena ah Nagala soo xiriir.
05/05/2026
Fursad Dahabi ah!
Baro Xirfad โ Graphic Design (Naqshadeynta)
๐ Admissionka waa furan yahay!
Hadda waa waqtigii aad horumarin lahayd Naftaada Adigoo Baran Kara xirfadaha digital-ka.
Qiimo dhimis gaar ah: 50% OFF
Ha lumin fursaddan kooban!
Mudo Labbo Bilood Gudahooda waxaad kubaran kartaa Koorsada Photoshop ka
Adigoo Awood u yeelan doona
โขNaqshadeynt Logo design
โข Naqshadeynta Boorarka
-Naqshadeynta Poster & Social Media design
โข Sumadda Guud EE Shirkadaha (Branding basics)
-Shaabadaha ama Tiimbaraha.
๐ Goobta: Jubaland Technology & Innovation Hub
๐ La xiriir: Whatsapkaan +252615902342
Ogow Qiimo Xhimistaan Waxay Ku egtahay 15ka Bishaan May 2026
๐ Isdiiwaan geli oo Kamid Noqo Xorfadlayaasha aan soosaarnay!
03/05/2026
At JUTIH, we believe skills are the foundation of progress.
Equip yourself with the knowledge and expertise to thrive in todayโs competitive world. Join our programs and take the first step toward a brighter future.
๐ Golol Street, Kismayo
๐ +252 61 590 2342
๐ง [email protected]
"
Kamid Noqod Ardeyda Loo qaadanayo Fasalada Cusub. Mudo Kooban oo 3 bilood ah Ku dhamee Xirfado Muhiim Kuu ah.
20/04/2026
Ma dooneysaa xirfad cusub oo mustaqbalkaaga beddesha?
Ku baro Cilmiga Kumbuyuutarka muddo 3 Bilood gudahood ah!
Waxaad heleysaa Falo Cusub:
๐ป Gelinka H**e
๐ป Gelinka Dambe
๐ป Habeenkii
Sidoo kale waxaad Heleysaa:
๐ปKhamiis iyo Jimco
๐ Isdiiwaangelintu waa Furan tahay Hadda!
๐ Nala soo xiriir: 0615902342 isla lambarkaan aya Whatsapkena ka heli kartaa,
๐ Goobta: Dhismaha 3aad ee Dhabarka Dambe ee Bashna Coffee.
Click here to claim your Sponsored Listing.