26/05/2026
Ciid Wanaagsan dhammaan Bulshada Soomaaliyeed waxa aan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Adxaa, anaga oo u rajeyneyna in ay farxad, Reen iyo acmaal wanaagsan ku qaataan maalmahan barakeysan ee Ciidda.
AL AQSA ACADEMY
15/05/2026
๐ฉบ ๐ง๐๐๐๐๐๐ฅ ๐ฃ๐ฅ๐๐๐ง๐๐๐๐ ๐ข๐ข ๐๐ข๐ข ๐ค๐๐๐ง๐๐ฌ ๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
Ardayda dhigata ๐๐๐น๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ (๐๐ฒ๐ฎ๐น๐๐ต ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ), gaar ahaan qaybta ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ถ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐ฑ (๐๐ฒ๐ป๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐น ๐ก๐๐ฟ๐๐ถ๐ป๐ด), Ayaa maanta Qaatay Paraatikaal Nuciisu yahay (IVCannulation )
๐ซ Academy waxa ay si joogto ah uga goโan tahay in ay ardaydeeda ay helaan aqoon dhammaystiran, xirfad wax-ku-ool ah, iyo tababar tayo leh, si ay mustaqbalka ugu adeegaan bulshada, una noqdaan xirfadlayaal tayo sare leh oo ka qayb qaata horumarinta nidaamka caafimaadka.
02/05/2026
(Dufcada Afaraad )
Ardayda kulliyadda culumta caafimaadka Qeybta Nursing ka (Kalkaalisnimada ) Ayaa maanta qaatay paraatikaal Nuuciisu yahay Vital signs (Calaamadaha Nolosha)
Academy waa Waa Rumeeyahay Riyadaada