13/02/2026
Gudoomiyaha Jaamacadda Mustaqbal ayaa maanta ka qeybgalay xaflad qalin arday dhameysay xifdinta Qur'aanka kariimka ah
WWW.MUSTAQBALUNIVERSITY.EDU.SO
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xukuumadda Ardayda Jaamacadda Mustaqbal - XAJAM, College & University, Jowhar-Hirshabelle, Jowhar.
13/02/2026
Gudoomiyaha Jaamacadda Mustaqbal ayaa maanta ka qeybgalay xaflad qalin arday dhameysay xifdinta Qur'aanka kariimka ah
WWW.MUSTAQBALUNIVERSITY.EDU.SO
13/02/2026
جمعة مباركة
Jimco wanaagsan dhamaan umadda muslimiinta meelkasta ay joogaan aan badino saliga nebigeena muxamed N.N.K.H SCW SCW SCW SCW SCW
09/02/2026
Guul wacan Ayaan idin rajeynayaa ardaydeena.
Guji linkiga hoos ku lifaaqan.
https://tinyurl.com/mu-results-portal
03/02/2026
Jaamacadda Mustaqbal waxay qabaneysaa bandhiga maalinta farshaxanka aduunka waxayna abaalmarin siineysaa ardaygii ku guuleysta kaalimaha h**e ee farshaxanka.
.
(World Art Day) waxaa la xusaa 15-ka Abriil sanad kasta.
Waa maalin caalami ah oo loogu talagalay in lagu dhiirrigeliyo hal-abuurka iyo wacyigelinta farshaxanka ee adduunka oo dhan.
WWW.MUSTAQBALUNIVERSITY.EDU.SO
Jaamacadda Mustaqbal waa tubta guudhaada.
03/02/2026
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO!!!
maamulka sare ee jaamacadda Mustaqbal
Ayaa
u magacaabay madaxa marketinka jaamacadda waxaan Alle ( SWT ) uga baryeyna In uu ku asturo xilka culus ee loo igmaday..
WWW.MUSTAQBALUNIVERSITY.EDU.SO