10/01/2026
10/1/2026 waxa inoo biloowday mtixaanka dhexe ee dugsiga sanad dugsiyeedka 2025/2026 Xayooley Primary School
primary school
10/01/2026
10/1/2026 waxa inoo biloowday mtixaanka dhexe ee dugsiga sanad dugsiyeedka 2025/2026 Xayooley Primary School
20/11/2025
School Xayooley Primary School waxoo Hambalyo udirayaa dhamaan macalimiinta Ka hool gasha Somalia Waxan leenahay Hambalyo Hambalyo malinta macalinka
๐๐ก๐ฏ๏ธ๐ฆโ๏ธ
24/08/2025
Anagoo Ah Macalimiinta School Xayooley Primary School
Waxaan halkaan uga hambalyeynayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee sanadkaan ka qalin-badeshay sanad dugsiyeedka 2024/2025, anigoo ku dhiirragalinaya inay sii wataan hayaankooda waxbarashada, una dhabar-adeygaan.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa ardayda kaalimaha h**e ka galay imtixaanka qaranka oo ay ugu h**eyso Caa'isha Aadan Ugaas Xirsi oo ku soo baxday kaalinta 1aad ee Imtixaanka Qaranka, iyadoo ka qalin-jabisay dugsiga SOS ee Gobolka Banaadir.
Waxaan ku amanayaa waalidiinta Caa'isho iyo dhammaan waalidiinta ubbadka Soomaaliyeed garab-istaaga carruurtooda.
26/06/2025
Hampalyo 26 June 1960๐ธ๐ด๐โฅ๏ธ
Ardayda school ka Xayooley Primary School ayaa udabaal dagtay sanad guuradii 65aad kaso wareegatay xornimadii 26 June 1960
Somalia somali baa leh
31/05/2025
Waxaa si habsami leh u socda ๐๐บ๐๐ถ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐๐๐ธ๐ฎ ah (๐๐ถ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ ๐ฎ๐บ) 2024/2025 Ee xaayoleey school
07/05/2025
Xaayoleey primary school
15/01/2025
Hayoley primary school
Seminar kusaabsan Wacyi galinta nadaafada ardayda school xaayileey ๐
Arday baan ahayoo ubixii wadan kaa Nahayoo
Xayooley Primary School
19/11/2024
Hampalyo malinta macalinka aduunka
Baa qeeynu waa Barashada Dad Weeynaha
#