قال الرئيس التركي رجب طيب أردوغان خلال زيارة لإثيوبيا يوم الثلاثاء: "إن اعتراف إسرائيل بصوماليلاند لا يفيد صوماليلاند ولا القرن الأفريقي".
أصبح القرن الأفريقي، الواقع بين المحيط الهندي وقناة السويس على أحد أكثر الطرق التجارية ازدحاماً في العالم، ساحة معركة استراتيجية للقوى الإقليمية في الخليج وخارجه، مما أجبر الكثيرين على النظر إلى ما هو أبعد من مخاوفهم السابقة.
أرض الصومال مكان نادر حيث يشكر المسلمون إسرائيل في صلواتهم في رمضان
أرض الصومال مكان نادر حيث يشكر المسلمون إسرائيل في صلواتهم الرمضانية © توني كارومبا / وكالة فرانس برس
يرى الكثيرون أن الإمارات العربية المتحدة، التي تدير ميناءً رئيسياً في بربرة في أرض الصومال، هي لاعب رئيسي وراء اعتراف إسرائيل.
قال مسؤول في أرض الصومال، متحدثاً شريطة عدم الكشف عن هويته، لوكالة فرانس برس إن سكان أرض الصومال جمعوا مليوني دولار للفلسطينيين خلال شهر رمضان الماضي، لكن كان عليهم التركيز على شؤونهم الخاصة.
وقال: "نحن نشعر بالفلسطينيين، لكن... إخواننا من الصومال هم من يريدون قتلنا".
© 2026 وكالة فرانس
Abdi Wahab Afrika::عبد الوهاب الافريقي
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdi Wahab Afrika::عبد الوهاب الافريقي, Jowhar.
Trump: "Ma daneeyo sida ay haweeneydu u egtahay, waxaan dhihi jiray markii h**e waad qurux badan tahay.Hadda waxba igama gelin. Tan iyo markii aan siyaasadda galay, marnaba waxba k**a sheegin muuqaalka dumarka. Xataa haweeneyda ugu quruxda badan markay hortayda marayso ma sii eego, sababtoo ah siyaasadda haddii aad sidaa sameyso waad dhimatay!”
Fiiro gaar ah;
Trump, wuxuu u muuqdaa inuu iska difaacayo sawirrada iyo muuqaallada la helay isagoo dumar badan ku dhex jira oo qeyb ka ah sawirrada laga sii daayay kiiska fadeexada ah ee Epstein.
Xigasho Iiman jama
Awdal ilaa Sanaag | Burburka Mareykanka oo soo dhawaaday & Qorshaha Barakicinta Reer GAZA |
Ayaa lasoo xiganayaa isha ku haay goor dhaw
21/12/2025
مسؤول أمريكي
20/12/2025
4 Maalin gudahood diyaaradii sadexaad oo laga leeyahay Ruushka ayaa kudhacday Gudaha Dalka Turkiga.
DEG DEG: Xildhibaan Fa’isa Jayte oo u jawaabtay Wasiir Fiqi aya tiri” Wasiir Fiqi 1991 ayaa loo laabanaa isagaa dhihi jiray ee….”.
Sirdoonka Mareykanka iyo Yurub ayaa si wadajir ah u xaqiijiyay in madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin uu diyaariyay qorshe uu si dhammeystiran ugu qabsanayo Ukraine iyo qaybo ka mid ah Bariga Yurub oo h**e uga tirsanaa Midowgii Soofiyeeti, gaar ahaan dalalka Balti-ga iyo Poland.
Qiimeyntan sirdoon, oo la sheegay inay si joogto ah u wada aqbaleen una xaqiijiyeen hay’adaha sirdoonka Yurub iyo Mareykanka sannadihii la soo dhaafay, wax isbeddel weyn ah kuma imaan tan iyo markii Ruushku duullaanka ku qaaday Ukraine 2022. Taasi waxay ka dhigan tahay in, inkasta oo ay jiraan wada-hadallo iyo hadallo rasmi ah oo ay jeedinayaan mas’uuliyiin Mareykan iyo Ruush ah oo sheegaya rabitaan lagu soo afjarayo dagaalka, aragtida istiraatiijiyadeed ee Moscow aysan is beddelin.
Sida ay werisay Reuters, warbixinnada sirdoonku waxay sidoo kale saadaalinayaan in Ruushku mustaqbalka u jihaysan karo dagaal toos ah oo uu la galo NATO. Tani waxay si gaar ah walaac uga abuurtay dalalka Bariga Yurub, kuwaas oo u arka dagaalka Ukraine inuusan ahayn mid ku ekaanaya dhulka Ukraine, balse uu yahay qayb ka mid ah qorshe ballaaran oo Ruushka uu ku doonayo bariga Yurub inuu ku gaaro.
Xigasho Iiman jaama.
Kala Carar ISR ka dhex bilowday & Dagaalka ISR & Masar Miyuu Bilowday ?
17/12/2025
Putin oo maanta hadlay wuxuu yiri ; “Kadib burburkii Midowgii Soofiyeeti, waxaan aaminsaneyn in aan si degdeg ah ugu biiri doonno dunidda reer Galbeedka ee la sheegay inay tahay mid ilbax ah…Maanta se, waxay u muuqataa in halkaas uusan ka jirin ilbaxnimo ee uu jiro oo keliya burbur iyo hoos-u-dhac.”
Xigasho Iiman Jama.
Waxaan ku soo gudbin doonaa halkaan warar sugan iyo waxkasta oo wax laga faa idikaro
Click here to claim your Sponsored Listing.