Qalimoow Education center

Qalimoow Education center

Share

interested

Photos from Qalimoow Education center's post 26/05/2024

Asc waxaan halkan ugu mahad celina alle๐Ÿคฒ oo inuu suurta geliyay manta imtixanki final aha o manta ka bilawday Qalimow primary and secondary school
Marke xiga maamulaha iyo macaliminta o dadaal dheeri ah sameyn๐Ÿ™
Marke xigtane arday o si wanagsan o aqlaaq leh kuso wade xadireyn ๐Ÿ™
Waxan leyhay ardayalow guulesta guulle epa garabkiina hagalo ๐Ÿคฒ
Waxa jirtay mah mah aheyd ุงู„ุนู„ู… ุจู„ุงุฃุฐุจ ูƒุดุฌุฑ ุจู„ุง ุซู…ุฑ qofka ah ahulul cilmiga hadusan adaab laheyn waa geed aane mira laheyn ๐Ÿ‘ˆ
Rasuulkena( swc ) wuxu leyahy ุจู„ุบ ุนู†ูŠ ูˆู„ูˆ ุงุกูŠุฉ
Hal ayad ba hada taqaan wllka gaarsi ๐Ÿ™

19/01/2024

Alxmd waxaa si habsami leh inoogu soo dhamaday shalay oo ey taarikhda ku beegneed 18/1/2024 imtixaanki termka ahaa ee sanad dugsiyeedka 2023-2024 dhamaan ardayda waxan u rajeynayaa guul i.a

21/05/2022

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya, waxa ay ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulayaasha iyo dhammaan
bahwadaagta waxbarashada Soomaliyeed halkaan kula wadaagaysaa shaacinta waqtiga qaadista
imtixaanka midaysan ee fasalka 12aad.

Wasaaradda Waxbarashadda ee JFS markii ay wadatashi ku saabsan qaadista imtixaanka la
sameysay bahwadaagta waxbarashada qaybahooda kala duwan waxa ay goโ€™aamisay in waqtiga
qaadista imtixaanka sanad dugsiyadeedka 2021/2022 uu noqon doono taariikhdu markay ku
beegan tahay 18ka ilaa 22ka Juun, 2022.

Haddaba, Wasaaraddu waxay ku boorinaysaa isla markaasna ka rajeyneysaa dhammaan ardayda
dhigata fasalka 12aad in ay u diyaar-garoobaan imtixaanka. Sidoo kale waalidiinta iyo maamulayaasha dugsiyadana waxa ay ka rajeyneysaa in ay ardayda ku garab-siin doonaan diyaargarowgooda.

F.G: Dhammaan ardayda ka qalin-jabinaysa fasalka 12aad ee sanad dugsiyadeedka 2021/2022 iyo
ardayda ku hartay imtixaankii h**e ee dib isku diiwaangeliyay si ay uga qayb-noqdaan imtixaanka
sanadkaan waxaa loo diyaarinayaa aqoonsiyadooda si ay ugu fariistaan imtixaanka iyaga oo ka
heli doona dugsiyadooda. Arday waliba oo aan horay isku diiwaan-gelin k**a qayb-geli doono
imtixaanka sanad-dugsiyadeedka 2021

09/05/2022

Haddii aad kamid ahaan lahayd 329 xildhibaan ee baarlamaanka Markale madaxweyne
Ma u dooran laahyd? 1. yes 2. No me off course yes

04/01/2022
18/12/2021

Try

Photos from Qalimoow Education center's post 13/12/2021
Photos from Qalimoow Education center's post 05/12/2021

Basic grammar rules!

Photos from Qalimoow Education center's post 05/12/2021

Basic arabic

Photos from Qalimoow Education center's post 07/10/2021

Maths formulation

Photos from Qalimoow Education center's post 07/08/2021

Waxa shalay inuu so dhamaatay xafladi dugsiga hose dhexe sare eee qalimoow

Photos from Qalimoow Education center's post 27/07/2021

Guuleysta reer qalimoow ๐™˜๐™ค๐™ฃ๐™œ๐™ง๐™–๐™ฉ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™จโœ๏ธโœ๏ธโœ๏ธโœ๏ธโœ๏ธ

Want your school to be the top-listed School/college in Jowhar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Jowhar