01/05/2026
match day
Form one A Vs. form one B
kulan xiiso badan.
مرحبا بكم بمدرسة جوهر بلى الآساسية والثانوية وهي منبع العلم والأخلاق
01/05/2026
match day
Form one A Vs. form one B
kulan xiiso badan.
30/04/2026
maanta waxey ciyaar kulul dhex martay fasalka 6aad iyo fasalka 7B
ciyaartaas oo kusoo dhamaatay rigoorayaal ay guusha Ku raacday fasalka 7B
16/04/2026
Hambalyo hambalyo hambalyo. Al ustad nuur xasan shiikh muse. Ustad Allaha kuu fudu deeyo Mas'uuliyadda iyo amaanada ballaaran oo aad bulshada u qaaday
08/02/2026
TACSI
إنالله وإناإليه راجعون
إن لله ماأخذ وله مااعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
Dhammaan maamulka iyo macalinta iyo ardada Jowhar bile primary and secondary school waxay murugada la qeybsanayaan Ustaad Muqtaar Maxamuud Nuur geeridii nexdinta laheyd Ee ku timid Aabo MAXAMUUD NUUR
Oo ku geeriyotay magalada jowhar sabar iyo iimaan allaha naga wada siiyo
Qabriga allaha u waacisyo
Marti la jacelyahay allaha ka
🤲🤲 AAMIIN AAMIIN🤲🤲
إنالله وإناإليه راجعون
31/12/2025
إنا لله و انا اليه راجعون
dhamaan maamulka macalimiinta iyo ardayda school Jowhar bile primary and secondary school waxey tacsi tiraanyo leh u dirayaan ehelka iyo qaraabada marxuum ismaciil Ibraahim oo Ka tirsanaa ardayda fasalka 6aad oo maanta Ku geeriyooday magaalada Jowhar
Samir iyo imaan Allaha inaga siiyo gadashiisna Alle Nama fidneeyo
21/11/2025
WARGELIN
Dhammaan ardaydeena sharafta leh waxaan wargelineynaa In berri o SABTI ah 22 November kuna asteeysan maalinta macalinka somaaliyeed in schoolka fasax yahay weyneeyn la weyneynayo macalinka .
Macalinku waa jiheeye gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah, kana badbaadiya bulshadiisa mugdiga iyo Jahliga sidoo kale u horseeda ummadda baraare cilmi iyo aqoon heerkoodu sareyo.
Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhamaan bahweeynta barayaasha Soomaliyeed meel walba oo aduunka kaga sugan yihiin.
Macalinka Soomaaliyeed waxa uu mar walba ahaa geedka kaliya ay heeysteen bulshada Soomaaliyeed sanadihii burburka iyo dagaalada dalkeena ka jireyn iyagoo waliba u dhabar adeegay waxbarista iyo badbaadintii carruurta Soomaaliyeed. Waayo baruhu waa tilmaamaha, taageeraha, toosiyaha & tusiyaha nolosheena.
Ugu dambayntii macalimiinta Soomaaliyeed waxaan u rajeyneeynaa barwaaqo iyo horumar waara insha Allaah.
𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐭𝐞𝐚𝐜𝐡𝐞𝐫𝐬 𝐝𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐5
Jowhar bile primary and secondary school
21/10/2025
21-10-2025 Maalin talaado
Barnaamijka dhaabuuriga ee subaxnimo waxaan so jeedinayeen fasalka 2 ee dugsiga sare
Jowhar bile primary and secondary school
HOOYGA AQOONTA
26/08/2025
CONGRATULATIONS
Hambalyo Hambalyo
Dhamaan maamulka iyo macalimiinta schoolka Jowhar bile primary and secondary school waxa ay u hambalyeynayaan Ustaad Zakarie Hassan Ciyow oo u so idlaatay tacliinta sare heer 1AAD waxaan u rajeyneynaa guul iyo mustaqbal ifayo insha allh
03/06/2025
TACSI
إنالله وإناإليه راجعون
أن لله ماأخذ وله مااعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
Dhammaan maamulka iyo macalinta iyo ardada Jowhar bile primary and secondary school waxay murugada la qeybsanayaan Ustaad Muqtaar Maxamuud Nuur geeridii ku timid hoyo KHADIIJO MAXAMED AFRAX
Oo ku geeriyotay magalada jowhar sabar iyo iimaan allaha naga wada siiyo
🤲🤲🤲 AAMIIN AAMIIN🤲🤲🤲
إنالله وإناإليه راجعون
02/06/2025
waxaa si habsami ah inoogu socdo maalinkii seddaxaad imtixaanka k**a dambeyska ee sanad dugsiyeedka 2024-2025
dhamaan ardada waxaan u rajeyneynaa guul i.a
Jowhar bile primary and secondary school