12/12/2022
Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Horseed oo ka hadlay u diyaar garoowga ku aadan Imtixaanka Dhexe ee sanad Dugsiyeedka 2022-2023.
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Horseed
Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Horseed oo ka hadlay u diyaar garoowga ku aadan Imtixaanka Dhexe ee sanad Dugsiyeedka 2022-2023.
Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Horseed Macalin Clahi Mohamed Nuur oo ka warbixiyay marxaladaha kala duwan ee wax barasho uu soo maray Dugsiga Horseed ee Magaalada Jowhar.