12/03/2023
Asc dhamaan bahda waxbarashada.
Marka H**e waxaa mahad oo dhan usugantahy Allaah kaa oo inoo suura galiye heerka aan maante taaganhy. Sidoo kale waxaa mahadcelin mudan Dhaliyarada Dal joogta iyo qurba joogta kasoo jeedo dagaanka siyasiinta iyo Ganacsatada. schoolka shalay waxaa lagu bilaawe geed hoostii balse maante waxuu maraa qolol yar waana bilaw quruxbadan.
10/3/2023 waxaan udabaal dagne sanad guurada kowaad ee dib u furka schoolka iyo xirig jarka dhismaha cusub oo schoolka yeeshay kaas oo ka kooban 3fasal iyo hool.
Waxaan u mahadcalinaynaa marti sharafti qiimaha badneed oo ka kala socto dowlada dhaxe dowlad gobaledka hirshabeele Maamulka dagmada. wafdigi ka socde jaamacada umada. Sida
1. mundane Adde. Ahne wasiir ka tirsan wasiirada hirshabeele.
2. G. Deg.Warshreikh Mudane hajji
3. G.ururka dhalinyarad G. Banadir mudane
4. wasiirka waxbarashada dowlada dhaxe
5. Xildhibaan
6. Xildhibaan
7. Xildhibaanad_
8.
Iyo Siyasiinta. Odayasah dhaqanka iyo dhalinyarad kasoo jeedo dagaanka kuwaa oo lahayeen agaasinka xaflada iyo dhismaha schoolka.
Waxaa iskaa wax udhiso ku dhiste bulsahada Wax garadka halkaaa kasoo joodo qurba joogtooda iyo qorax joogtooda.
Howlah waa barbilaw qurux badan insha Allaah waa lasii balaarin doonaa.
Baahiyaha hadda ka jiraan degaanka waa in uusan wali dhameestirmin baahiyaha schoolka oo uusan laheen agab waxbarasho oo ku filan
Sidoo kale degaanka malahan goob caafimaad oo iidne Ah baahi Weyn oo taagan
Dowalda dhaxe tan hirshabeele iyo maamulka dagmada waxaan rajaynaa in ay ka jawaabi doonan baahiyaha dagaanka Abaabulka hor marineed ee socdane Gacan ka gaaysan doonan
Jaaliyada qurba joogta kasoo jeedo dagaanka iyane waxaan cod dheer ku leeyahy hormarada dagaanka waa bilaw fiicane aan is gaarabsano Nita hartane garab waa no
Ururka dhaliyarada . Baa schoolka fure gacantane ku haayo.
Gunaad Mar kale iyo markle waan u mahadcelinaa
Madaxdi Qiimaha badnaa ee nagala soo Qeeb Gashe xaflada waqtigooda Qaaligaa inoo soo h**e.
Bulshada Dagaanka waxaan leeyahy Hambalyo Marti galintiine Quruxda Badnaaa.
W/Q. Maamulaha Abdiwayn primary and secondary school
Abdullahi Ali Nour Baa
Mahadsahidiin
Hala share gareeyo insha Allaah
12/01/2023
18/11/2022