Allamagan primary and secondary school merca

Allamagan primary and secondary school merca Al-Magan Primary and Secondary School Merca

Uniformka saxda ah ee dugsiga la ogolyahay Sanad dugsiyeedka 2026_2027
30/08/2026

Uniformka saxda ah ee dugsiga la ogolyahay Sanad dugsiyeedka 2026_2027

Maamulka Iyo Macallimiinta Dugsiga Al_magan primary And Secondary School waxa ay Hambalyo iyo duco udirayaan Ardayda Ka ...
26/08/2026

Maamulka Iyo Macallimiinta Dugsiga Al_magan primary And Secondary School waxa ay Hambalyo iyo duco udirayaan Ardayda Ka gudbay imtaxaanka qaran ee fasalka 8aad sanad dugsiyeedka 2025_2026.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Maamulka Iyo Macallimiinta Dugsiga Al_magan primary And Secondary School waxa ay Hambalyo iyo duco udirayaan Ardayda kaa...
07/08/2026

Maamulka Iyo Macallimiinta Dugsiga Al_magan primary And Secondary School waxa ay Hambalyo iyo duco udirayaan Ardayda kaalmaha h**e ka galay Imtaxaanka k**a dambeyska ee Sanad dugsiyeedka 2025_2026

Diiwaan gelinta ardayda cusub wey furantahay 👉0615946740
05/08/2026

Diiwaan gelinta ardayda cusub wey furantahay 👉0615946740

Ogeysiis Muhiim ah.Dhamman waalidinta iyo ardadda waxaan ogeysiineynaa in Natiijada Teeramka labaad ee ardada dugsiga sa...
04/08/2026

Ogeysiis Muhiim ah.

Dhamman waalidinta iyo ardadda waxaan ogeysiineynaa in Natiijada Teeramka labaad ee ardada dugsiga sare/dhexe sida Form One,form two iyo fasalka 7aad ay diyaar tahay ayna ka fiirsan karaan linkiga hoose👇
https://al-maganpssfinalexamresult2025-2026.netlify.app/

Ardadda kale ee dugsiga hoose, iyo dhexe waxaa natiijada loso dhejin doonaa dugsiga.

FG: wixii Faahfaahin kale oo dheerad ah
waxaad kala xiriiri kartiin Lambarada hoose
0615946740/0625946740

Jumco Karim 🏫🕋
24/07/2026

Jumco Karim 🏫🕋

Maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka July 2026, waxaa si rasmi ah u Dhamaadey Imtixaanka Teeramka Dambe (Final Examinatio...
14/07/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka July 2026, waxaa si rasmi ah u Dhamaadey Imtixaanka Teeramka Dambe (Final Examinatiom) ee Sannad dugsiyeedka 2025–2026.
Maamulka Iyo Macallimiinta Dugsiga Allamagan primary And Secondary School waxa uu u rajaynayaa dhammaan ardayda guul, hufnaan iyo himilo sare.
Waa Inoo Fasaxa Ka Dib Fasax Wanaagdan.

GOGEYSIIS​OGEYSII DHAMMAAN ARDAYDA DUGSIGA AL-MAGAN PRIMARY & SECONDARY SCHOOL​ℹ️ Macluumaad:​Waxa la ogeysiinayaa dhamm...
10/07/2026

GOGEYSIIS
​OGEYSII DHAMMAAN ARDAYDA DUGSIGA AL-MAGAN PRIMARY & SECONDARY SCHOOL

​ℹ️ Macluumaad:
​Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dugsiga Al-Magan in berrito oo ay taariikhdu ku beegan tahay 11/7/2026 uu bilaaban doono imtikaanka sannadlaha ah ee 2025-2026.
​⏰ Waqtiga:
​Waqtiga uu rasmiga u bilaaban doono imtikaanku waa 8:00 subaxnimo.
​Fariin Muhiim ah: Fadlan la soo baxa diyaar-garow buuxa, qof walbana waa inuu soo qaataa dhammaan agabkiisa imtixaanka (sida qallinka, rabaarka, iwm).
​Guul iyo horumar ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardaydeena.
​Wabillahi towfiiq

02/04/2026

ASXAABTA KU XERAN PAGEKA DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE ALLA MAGAN WAXAA LAYDIN KA RABAA MACALLINKA IDIN MUUQDA MAGACIISA.

Address

Merca
Horseed
123

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Allamagan primary and secondary school merca posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share