Ilays Computer College

  • Home
  • Ilays Computer College
Call Contact the school

Ilays Computer College Ilays Computer College waa xarun lagu barto aasaaska computer-ka, Graphic Design iyo Video Editing, iyo Programming si loo horumariyo xirfadaha teknoolajiyada.

🚀 DIIWAANGALINTA WAA FURAN TAHAY! (FREE)Ilays Computer CollegeMa rabtaa inaad xirfad dhab ah barato oo mustaqbalkaaga dh...
25/04/2026

🚀 DIIWAANGALINTA WAA FURAN TAHAY! (FREE)
Ilays Computer College

Ma rabtaa inaad xirfad dhab ah barato oo mustaqbalkaaga dhisto?
Fursad dahabi ah ayaa hadda hortaada taal.

💻 Baro:
Office Package
Graphic Design
Video Editing

🔥 Course kaan 90% waa practical ah
🎓 Certificate rasmi ah

Ha sugin berri — maanta bilow!
Boosaska waa xadidan yihiin.

📞 Nala soo xiriir hadda si aad u hubiso booskaaga!

🚨 MA OGTAHAY IN AAD HADA Ku BARAN KARTO ONLINE ka Computer ka? – ILAYS COMPUTER COLLEGEHaddii aad rabto xirfad dhab ah o...
22/04/2026

🚨 MA OGTAHAY IN AAD HADA Ku BARAN KARTO ONLINE ka Computer ka? – ILAYS COMPUTER COLLEGE

Haddii aad rabto xirfad dhab ah oo kaa caawisa inaad dhisto mustaqbalkaaga isla markaana aad ka faa’iidaysato fursadaha maalin walba soo baxaya—ILAYS Computer College waxa uu kuu keenay Office Skills, Graphic Design & Video Editing oo 100% PRACTICAL ah.

💻 Course-kan hadda waa ONLINE, oo waad heli kartaa meel kasta ood joogto
Si doo kale waxaa diyaar ah Offline (classroom) ee xarunta Balad-Hawo—doorashada adigaa leh.

🎯 Waxaad heli doontaa xirfad dhab ah, macalimiin khibrad leh, iyo tababar ku dhisaya awooddaada aqooneed.
🚀 Diiwaangelintu way furan tahay, koorsooyinkuna waxay bilaabanayaan dhowaan—ha moogaan fursaddan!
Fadalan wixi faahfaahin dheeri ah numberkaan nagala soo xiriir
📞 +252 619 818 501
🌐 www.ilayscollege.com
✨ Learn Today, Lead Tomorrow — mustaqbalkaaga maanta dhis.

Address

Hodan

JH09010

Telephone

+252619818501

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays Computer College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ilays Computer College:

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed school/college?

Share