17/02/2026
Dhamaan muslimiinta iyo umada somaliyeed waxaan ugu Hambalyeeyneynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan
Jowhar al islam
17/02/2026
Dhamaan muslimiinta iyo umada somaliyeed waxaan ugu Hambalyeeyneynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan
10/12/2025
Anagoo ah maamulka, macaliminta, iyo dhammaan shaqaalaha Iskuulka Jowharul-Islam, waxaan halkan uga diraynaa tacsi tiiraanyo leh Macallin Cabdullahi Gacal, oo hooyadii geeriyootay maanta oo Arbaca ah, taariikhduna tahay 10/ 12/ 2025.
Waxaan Macallinka iyo qoyskiisa uga tacsiyeynaynaa geerida naxdint leh ee hooyadii .
Waxaan llaahay uga baryeynaa inuu naxariist Jann ka waraabiyo, qoyska iyo ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo.
Allah ha u naxariisto hooyada marxuumadda ah, dambigeedana ha dhaafo.
Aamiin Aamiin Aamiin
21/11/2025
Hambalyo dhamaan Macallimiinta Iskuulka Jowhar-al-Islaam 👏
Mumtaas Maxamuud cali👏
21/11/2025
Sawiro_ Qeybta 2aad
21/11/2025
Sawirada Qeybta Koowad
Munaasabada Maalinta Macalinka Somaliyeed
Munaasabada maalinta macalinka soomaaliyeed awgeed waxa aan halkan hambalyo iyo Duco uga direynaa guud ahaan macalimiinta soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan gaarahaan macalimiinta ka howlgala Dugsiga Jowhar-al-Islaam primary and secondary school waxaan idin rajeyneynaa guulo waaweyn iyo mustaqbal wanaagsan
21/11/2025
Hambalyo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed!
‎
‎Mugdigiyo jahliga isagaa masaxaye
‎Wuxuu muraayad nooga muujaa mustqabalkeennee
‎Macallinkeen Allow kaal
‎Macallinkiis Allow kaal!
05/09/2025
24/08/2025
Ma ogtahay.........?