Mararka qaar ardaydu waxay joojiyaan raad-raaca riyadooda sababtoo ah waxay la kulmaan caqabadoโฆ laakiin adigu ma tihid kaligaa ๐ก
Bastami Skills Hub waxaan kaa caawinaynaa inaad ka gudubto caqabad kasta ,laga bilaabo fahamka casharka ilaa hirgelinta xirfadaha dhabta ah ee suuqa.
๐ฏ Haddii aad rabto inaad barato Social Media Marketing, Web Design ama xirfado kale aad ku dhisi karto mustaqbalkaaga, tani waa fursaddaada!
๐ฅ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ๐ด๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ถ ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐๐ฑ, ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ผ๐ผ ๐ฐ๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ๐-๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ๐ต๐ถ๐ถ๐ป ๐ธ๐๐๐ผ ๐๐ฅ๐๐ ๐ฎ๐ต.
๐ Ha sugin ilaa berriโฆ
๐ APPLY NOW, REGISTER TODAY
Linkiga Guji si aad isku diiwaangaliso.๐ https://wa.link/h1334o
Guushaadu waxay ku xiran tahay go'aanka aad maanta qaadato.
Bastami Skills Hub
Bastami Skills Hub waxaan u aasaasnay in dhallinyarada soomaaliyeed ay ka bartaan xirfadaha kala duwan, qaasatan kuwa Digital ka ah.
Waxaa sidoo kale bixi doono FREE Webinars isbuuc kasta insha Allah.
15/02/2026
๐๐ช๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ผ๐ป๐ฎ๐ฎ ๐๐ผ๐ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต, ๐ช๐ฎ๐
๐ป๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฆ๐ถ๐ฑ๐ป๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต!
Haddii aan nahay bahda Bastami Skills Hub waxaan diyaar kuula nahay inaan kuu furno albaab cusub oo digital skills ah. Hadduu Alle idmo waxaad arki doontaa qaab ka duwan online education platforms ka maanta ka jira gayiga Soomaaliyo.
Waxaad baran doontaa ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น-๐ธ๐ฎ, waxaad heli doontaa ๐บ๐ฒ๐ป๐๐ผ๐ฟ๐๐ต๐ถ๐ฝ, ๐ถ๐๐ผ ๐ฐ๐ผ๐บ๐บ๐๐ป๐ถ๐๐ kaa caawinaya inaad dhisto xirfad iyo dakhli online ah.
๐ Website keena cusub: bastamiskills.com
๐ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ถ๐ถ ๐๐ ๐๐ถ๐๐ฒ ๐๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ฑ๐ผ ๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐ต๐ฒ๐น๐ถ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฎ
1. Free Webinars
2. Free Training Resources
3. Free Short Course Videos
Maadaama aad heleyso intaas oo faa'ido ah maxaa kaa hortaagan inaad Like, Share and Comment na siiso Muuse/Xaliimo
๐๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ป๐ผ๐ ๐ฏ๐ผ๐ด๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐บ๐ถ ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ ๐๐๐ฏ ๐๐ถ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ฐ๐ผ๐๐ผ ๐๐ฝ๐ฑ๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐ธ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐.
15/02/2026
๐ ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ฒ๐ป๐ด๐ฒ โ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฎ?
Shalay waxaan soo gudbinay furitaanka 2 koorso oo FREE ah. ๐๐ข๐ข๐ฏ๐ต๐ข๐ฏ๐ข ๐๐ข๐ญ๐ญ๐ข๐ฏ๐ฒ๐ข๐ข๐ฅ๐ฌ๐ช๐ช ๐ธ๐ข๐ข๐ฏ ๐ง๐ถ๐ญ๐ช๐ฏ๐ข๐บ ๐ฏ Waxaan kuu soo diyaarinay wixii aad ku baran laheyd koorsada aad dooratay. ๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐จ๐ฐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ง๐ฎ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง ๐๐๐ซ๐ง๐จ ๐
๐ฑ ๐๐๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ (๐ ๐๐๐๐ค๐ฌ)
1. Fahamka Digital Marketing & Platforms
2. Content Creation (Canva & AI tools)
3. Copywriting + Reels Strategy
4. Growth, Analytics & Community Building
5. Ads Basics + Sida Clients loo helo
6. Proposal Writing & Portfolio Writing
๐ป ๐๐จ๐ซ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ฌ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ (๐ ๐๐๐๐ค๐ฌ)
1. Domain, Hosting & WordPress Setup
2. Themes, Plugins & Elementor Design
3. Dhisida Website dhammeystiran
4. SEO + Speed Optimization (Somalia Unuka lee Heyno)
5. E-commerce (WooCommerce)
6. Client Projects & Delivery System
๐ฏ ๐๐ฃ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐๐๐ง:
Inaad noqoto qof xirfadle ah sidoo kalena ku shaqeysta xirfadiisa kadib markaad dhameysato koorsada. Waxaa ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ซ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐๐ง๐ฒ๐ญ๐ข๐ฆ๐ ๐๐ก oo lagula wadaagaayo sida aad u qancin laheyd ama u xalin laheyd caqabadaha kusoo wajaho.
โณ Fursadaan wey xadidan tahay โ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐จ๐ฐ/๐๐๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐ข๐ง!
Number kaan iska diiwaan gali
+252616556606
14/02/2026
๐จ๐ฝ๐ฑ๐ฎ๐๐ฒ - ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ฒ๐ป๐ด๐ฒ ๐
Maadama aad naga sugeyseen dhallinyaro inaan idiin keeno wax idin anfaca, isla markaana anaka ajar inoo noqdo bisha barakeysan ee Ramadan, waxaan goโaansanay inaan idiin furno ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ผ ๐ผ๐ผ ๐๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐๐ต ๐ฎ๐ต ๐
๐ Kaliya waxaad bixin doontaa $2 isdiiwaangalin ah.
๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ ๐๐ถ๐
๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ผ:
1๏ธโฃ WordPress Course โ Baro sida loo sameeyo ๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ๐ ๐ฐ๐ฎ๐๐ฟ๐ถ ๐ฎ๐ต, ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ & ๐ฝ๐ฒ๐ฟ๐๐ผ๐ป๐ฎ๐น
2๏ธโฃ Social Media Marketing (SMM Batch 5) โ Baro sida ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐
๐ฎ๐๐ฒ๐๐๐ถ๐ถ๐๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐น๐ฒ๐ต
๐ Faahfaahinta waxa aad baran doonto waxaan kusoo gudbin doonaa ๐ป๐ฒ๐
๐ ๐ฝ๐ผ๐๐ insha Allah.
๐ฅ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ:
โ
Live Online (aniga ayaa si toos ah idiin bari doona)
โ
Muddo: 1 bil koorso walba
โ
Natiijo la hubo โ wax waad baran doontaa insha Allah
โ
Shahaado rasmi ah oo wada jir u bixiyaan:
๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐บ๐ถ ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ ๐๐๐ฏ & ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐บ๐ถ ๐๐ด๐ฒ๐ป๐ฐ๐
๐ฏ ๐ฆ๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ ๐จ๐ด๐ ๐๐๐๐น๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ผ:
Si aad u hesho mid ka mid ah koorsooyinkan:
1๏ธโฃ Like & Follow bogga
2๏ธโฃ Comment ku qor koorsada aad rabto
3๏ธโฃ Share garee post-kan
๐ ๐ง๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ผ:
๐น WordPress Course โ 15 arday
๐น SMM Course โ 25 arday
๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ ๐ฏ๐๐๐
๐ถ ๐๐ผ๐ฟ๐บ ๐ธ๐ฎ
https://forms.gle/oLsoMsp4YB6LDMy17
๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฝ๐ฝ ๐๐ฟ๐ผ๐๐ฝ-๐ธ๐ฎ
https://chat.whatsapp.com/HdsDyhbkvn34mEFZ2EwrRP
โณ ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐ ๐
๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐- ๐ ๐ฎ๐ฟ ๐๐ฎ'๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ด ๐ช๐ฎ๐ฎ๐๐ฒ โ ๐ธ๐ฎ ๐ณ๐ฎ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐๐๐ผ ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐ฏ๐๐๐
๐๐ฎ๐บ๐ถ๐ป!
๐คฒ Ramadan Kareem โ aan wadaagno ajar & aqoon labadaba.
12/02/2026
๐ ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ฒ๐ป๐ด๐ฒ โ ๐๐ถ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐ช๐ฒ๐๐ป! ๐
Maadama ay nagu soo wajahan tahay Bisha Barakeysan ee Ramadan, waxaan go'aansanay ka maamul ahaan inaan idiin soo gudbinno ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ผ ๐ผ๐ผ ๐๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐๐ต ๐ฎ๐ต ๐
๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ ๐๐ถ๐
๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ผ:
1๏ธโฃ WordPress Course โ Baro sida loo sameeyo ๐๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ๐ ๐ฐ๐ฎ๐๐ฟ๐ถ ๐ฎ๐ต, ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ & ๐ฝ๐ฒ๐ฟ๐๐ผ๐ป๐ฎ๐น
2๏ธโฃ Social Media Marketing (SMM Batch 5) โ Baro sida ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐
๐ฎ๐๐ฒ๐๐๐ถ๐ถ๐๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐น๐ฒ๐ต
๐ Faahfaahinta waxa aad baran doonto, diiwaangalinta waqtigeeda, iyo xog kale oo ku saabsan Bishaaradaan waxaan kusoo gudbin doonaa ๐ป๐ฒ๐
๐ ๐ฝ๐ผ๐๐ insha Allah oo noqon doonto maalinta sabtiga ah.
๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฒ๐๐ฏ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ ๐๐ต๐๐ฟ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ธ๐ ๐
๐๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ
1. Page keena Follow & Like Saar
2. Comment kusoo qor koorsada aad dooneyso
3. Share garee post-ga
4. Kusoo biir WhatsApp Group keena, halkaas ayaan soo galin doonaa xogta ugu muhimsan.
๐คฒ Ramadan Kareem โ aan wadaagno ajar & aqoon labadaba.
๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐ข๐บ๐ฎ๐ฟ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ waa ardey ka tirsan machadka ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐บ๐ถ ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ ๐๐๐ฏ qaasatan Dufcadda 3aad ee ๐ธ๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐ธ๐ฎ. Waxuu wax ka bartay asagoo joogo ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ป๐น๐ฎ๐๐ฒ๐๐ป oo katirsan Shabeelada Hoose.
Kooraska SMM-ka runtii ๐๐ฎ๐
๐ฒ๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐๐ฎ๐ ๐ธ๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ. Adna maanta waad kamid noqon kartaa ardeyda kor u qaaday xirfadooda. Waxaa furan isdiiwaan galinta dufcadda 4aad ee SMM. ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ด๐ฎ๐น๐ถ.
https://forms.gle/EAmEV123mp4zugjD7
๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฝ๐ฝ ๐ธ๐ฎ.
+252 616556606
16/12/2025
๐จ๐ฝ๐ฐ๐ผ๐บ๐ถ๐ป๐ด ๐ก๐ฒ๐ ๐ฆ๐ ๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ ๐ข๐ป ๐๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฏ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
Koorsada ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐ ka dufcadeeda 4aad waxaan ugu tala galnay iney ka faa'ideystaan 25 ardey. Waxey bilaaban doontaa bisha January 3deeda 2026 Hadduu Alle idmo.
Dufcaddii 3aad waxaa ka faa'ideystay ardey kor u dhaafeyso 70 ardey oo bishaan qaatay shahaadooyin koodi.
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฎ ๐ธ๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป๐
โ Habka loo abuuro instagram, FB iyo TikTok Professional Account
โ Habka loo diyaariyo xogta (Content Calendar)
โ Siyaabaha kala duwan ee loo ogaado la fal-galka macaamiisha
โ Habka loo abuuro xayeysiis ka FB, Insta iyo TikTok
โ Sida loo sameeyo xayeysiiska Facebook adigoo isticmaalayo Ai
โ Habka aad uga faa'ideysan laheyd Meta Advantage+
โ Habka lacag bixinta
โ Fahamka algorithms ka aaladaha kala duwan.
๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ ๐ฑ๐๐ณ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป?
โ A/B Testing Campaign
โ Ai Creative Ad
โ Meta Advantage+ campaign
๐ Habka Bixinta Casharada waa Online (Live Lessons).
๐๏ธ Habeenada waa 2 habeen isbuucii. Waxey soconeysaa muddo bil ah.
๐ฐ Course Fee $25
โ
Certificate Is Available
Hadda is diiwaan gali, fursadaan yeysan ku dhaafin walaal. ๐Tirada ardeyda la qaadan doono kaliya waa 20 ardey. Booskaaga sii qabso.
https://forms.gle/EAmEV123mp4zugjD7
Koorsadaan waxaa bixinaayo macalin khabiir ku ah oo jaamacadaha iyo machadyada dalka ka bixiyo koorsadaan.
๐ช๐ถ๐
๐ถ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป ๐ฎ๐ต ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐
๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฝ๐ฝ ๐ป๐๐บ๐ฏ๐ฒ๐ฟ ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป
https://wa.link/mkp91p
+252616556606
20/10/2025
๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ ๐ข๐ป๐น๐ถ๐ป๐ฒ ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ
๐ช๐ผ๐ฟ๐ฑ๐ฃ๐ฟ๐ฒ๐๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ ๐ช๐ถ๐๐ต ๐ฆ๐๐ข ๐ฆ๐ฒ๐๐๐ฝ.
Waxaan idin kugu hambalyeyneenaa inaan idiin soo gudbino koorsadi aad wada sugeyseen. ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ง ๐ ๐๐ฒ๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฒ๐ฌ๐จ $๐๐-$๐๐, inaga dhankeena kaliya waxaad iska bixineysaa qarashka is diiwaan galinta oo ah $3.
Waxaad ku baran doontaa ๐
1. Introduction To WordPress
2. Plugins
3. Agency iyo News Website Building
4. Introduction To SEO
5. Technical SEO
6. On Page SEO
7. Keyword Research
๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐๐ : ๐
๐ซ๐๐
Koorsada shahaado ayee leedahay sidoo kale caawinaad joogta ahna waad heleysaa kadib koorsada markii aad qaadato. Koorsada 100% waa practical. Waxaana ku dhiseynaa Premium Themes. ๐๐๐ฑ๐๐๐ฒ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐๐ข๐ฅ ๐๐ก, ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ ๐ก๐๐๐๐๐ง ๐๐ฒ๐๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐๐ ๐ข๐ฌ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ข๐ข.
๐๐ข๐๐ข๐ข ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐ฌ๐ข ๐๐๐ง ๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐ญ๐จ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฌ ๐ค๐ ๐ฆ๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ง๐ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ฆ๐ข ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ.
๐ป๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ค๐๐๐ ๐๐๐๐, ๐๐ข๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฆ๐ ๐๐ ๐๐ข ๐โ๐๐๐๐๐ ๐ ๐ฅ๐. ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ข ๐๐ข๐ข๐ฅ๐ ๐น๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ข'๐๐๐ ๐๐๐ ๐ก๐ ๐๐ ๐๐ โ๐ข๐๐๐๐๐๐ฆ๐. ๐
https://forms.gle/df9WWNEFAbPdmB94A
๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐๐๐๐๐โ๐๐ ๐โ๐๐๐๐๐๐ ๐โ ๐โ๐๐ก๐ ๐ด๐๐ ๐๐ ๐๐๐โ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐. ๐
https://wa.me/252616556606
11/10/2025
โจ๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐๐๐ฃ๐ข๐ข๐ ๐๐กโจ
๐ฑ ๐
๐ซ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ง๐๐ซ ๐๐ง From Zero to Booked: Winning Clients as a Somali Freelancer.
โ
๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐๐ฌ๐ฑ๐๐๐๐ญ๐๐๐๐
Waxaan kugu martiqaadayaa Webinar bilaash ah oo kuu ifinaya sidii aad ku noqon laheyd Freelancer guuleysta oo si joogto ah u helo macaamiil.
Haddii aad leedahay xirfad aad rabto inaad suuqa keento ama aad hadda bilowday barashada xirfadaha dijitaalka ah, kulankan waa mid adiga laguugu talagalay.
Abdalla Hareed waa tabobare, ganacsade iyo agaasimaha shirkadda Brandkaal taaso caawisa ganacsiyada yaryar iyo hey'adaha siday u dhisi lahaayeen sumcadooda dijitaalka. Wuxuu horay usoo ahaa Freelancer inta uuusan dhisin shirkadda Brandkaal seddex sano ka hor; taas oo ka dhigaysa qof si dhab ah u fahmaya safarka iyo caqabadaha freelancing-ka.
Webinar-kan wuxuu noqon doonaa albaabka xorriyaddaada shaqo, wuxuuna ku barayaa sida aad isku suuq-geyn lahayd weliba si kalsooni leh. Abdalla Hareed wuxuu si toos ah noola wadaagi doonaa waayo-aragnimadiisii, xeeladaha lagu helo macaamiil iyo casharradii uu ka bartay safarkiisa shaqo, waxaana kuu furnaan doona fursad aad suโaalo toos ah ku weydiiso.
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐: [16/10/2025]
๐๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: [๐:๐๐ ๐ฉ๐ฆ ]
๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐: ๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ ( ๐๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐ ๐ฆ๐๐๐ญ๐ข๐ง๐ )
๐๐ข๐ข๐ฆ๐๐ก๐: ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฌ๐ก!
Hadda qabso boos kaaga oo kusoo biir WhatsApp group kaan. ๐
https://chat.whatsapp.com/HdsDyhbkvn34mEFZ2EwrRP?mode=ems_copy_t
07/10/2025
๐ ๐๐ข๐ซ๐๐ค๐จ๐จ๐ ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐ . ๐๐
Waxaan ku faaneynaa ardeyda Bastami Skills Hub ee ku kala sugan ๐ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐, ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ, ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ, ๐๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ๐ฎ, ๐๐ณ๐ด๐ผ๐๐ฒ, ๐๐ฎ๐น๐บ๐๐ฑ๐๐ด, ๐ถ๐๐ผ ๐ด๐ผ๐ฏ๐ผ๐น๐น๐ผ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ ๐ฎ๐ต, ๐
๐ถ๐๐ฎ๐ฎ ๐ธ๐๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฒ๐๐ฏ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ฎ ๐๐ท๐ถ๐ฏ๐ผ๐๐๐ถ, ๐ก๐ฎ๐ถ๐ฟ๐ผ๐ฏ๐ถ & ๐ฆ๐ผ๐๐๐ต ๐๐ณ๐ฟ๐ถ๐ฐ๐ฎ, dhammaantood waxey ku mideysan yihiin hal hadaf: ๐ถ๐ป๐ฎ๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐น ๐๐๐๐พ-๐ด๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ท๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต!๐ช๐ฑ
Koorsada ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐ (๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐) ayaa si rasmi ah u socota, iyadoo ay ka qeybqaadanayaan in ka badan 70 arday, oo dhammaantood doonaya inay bartaan sida loo xayaysiiyo, loo kobciyo, loona maamulo suuqyada casriga ah ee internet-ka. ๐
01/10/2025
Dhamaan dhallinyaradi ku guuleysatay ka qeyb-galka dufcadda 3aad ee Social Media Marketing ka waan u hambalyeyneenaa. Fadlan soo fiiri fariinta hambalyada kuu taalo email kaaga.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Address
Hodan