Tiraabe Online Academy

Tiraabe Online Academy

Share

"Tiraabe Online Academy waa madal lagu baro xirfadaha iyo aqoonta saxaafadda"

01/12/2024

Kusoo Biir Koorsooyinka Barashada Camerada iyo Qurxinta Sawirrada! πŸ“Έβœ¨

Ma rabtaa inaad noqoto xirfadle aqoon sare u leh sawir-qaadista iyo sawir-qurxinta? Hadda fursad baad haysataa! πŸ’‘

Waxaan ku baran doonnaa:
βœ… Asaaska sawir-qaadista iyo isticmaalka camerada.
βœ… Sida loo qabto sawirro tayo sare leh oo soo jiidasho leh.
βœ… Qurxinta sawirrada iyadoo la adeegsanayo barnaamijyo casri ah sida Adobe Photoshop iyo apps kale oo fudud oo ku shaqeeya mobile.
βœ… Farsamooyinka iyo tabaha kaa dhigaya xirfadle hal-abuur leh.

Waxaan Bixinaynaa:
πŸŽ“ Casharro tayo leh oo isku dhafan (theoretical iyo practical).
πŸŽ“ Tababar toos ah oo aan kaaga dhigi doono xirfadle dhab ah.

Isku diiwaan gali hadda!
Fadlan nagala soo xiriir fariin gaar ah, ama wac 62 3774141

Fursaddan ha iska lumin!.


Qurxinta
Cusub

Want your school to be the top-listed School/college in Hobyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Hobyo
252