Sihba Institute

Sihba Institute

Share

Your consideration of visiting our page is our pleasure
welcome and enjoy our memories as you keep them private . thank you. we also offer languages

Photos from Sihba Institute's post 15/05/2026

Xusuuso qurux badan iyo farxad wadajir ah đź’«

Photos from Sihba Institute's post 14/05/2026

Maanta waa hambalyo, berri na waa mas’uuliyad. 🎓
Aqoontaadu ha noqoto mid bulshada wax ku kordhisa

Hanbalyo dhamaan

09/05/2026

"Yaa mudan guusha doodda?”

Photos from Sihba Institute's post 07/10/2025

6 October 2025 Xaflad QalinJabin iyo Shahaado Gudoonsiin iskugu Jirtey

Waxaa Degmada wisil lagu qabtey xaflad ay ku qalin jabinayeen ardey gaareysa 35 gabdhood oo dhamaysey qeyb ka mid ah aas aaska caluumta Caafimaadka.

Xaflada waxaa kasoo qeybgaley Maamulka Degmada oo ugu horeeyo gudoomiyaha Degmada,
Xog-haye Degmada, iskuduwaha caafimaadka,
Agaasimayaasha dowlada hoose iyo
Maamulaha machadka ustaad Siyaasi Samadoon Maxamed

Maamulaha macadka ayaa umahad celiyey marti sharaftii kala duwneed ee kasoo qayb gashey Xaflada.

Sidookale maamulaha ayaa bogaadin iyo mahadnaq gooni ah siiyey Xamdi daahir Mohamud oo aheyd soo saartey ardeydaan maantay ka qalin badalatey machadka Sihba iyo maamulka dagmada oo fududeeyey, taageray programkaan. Sigaaara ustaaad Liban Abshir Warsame oo ahaa lafdhabarta iyo agaasinka baraamijkaan inuu kaqabsomo dagmada wisil.

Hanbalyo hanbalyo dhamaan:

05/10/2025

Reception

Photos from Sihba Institute's post 19/09/2025

Qaybtii labaad ee sawirada xafalada qalinjabinta dufcadii sagaalaad

Photos from Sihba Institute's post 18/09/2025

Congratulations to all students, parents, distinguished teachers and the esteemed management.

May this accomplishment mark the beginning of great aspirations, inspire excellence and strengthen our shared vision for a brighter future.

Part 1

17/05/2025

Soodhawaaada dhaman , gaar -ahaan bulshada xafada garsoor

Photos from Sihba Institute's post 05/04/2025

Congratulation to all the classes that won competitions held in the morning, afternoon and evening.

thans to the teachers and the administration of the school for their hard work and dedication towards supporting the students."

Photos from Sihba Institute's post 08/03/2025

Thanks to Allah, we would like to express our gratitude to all the staff and administration of Wisil District which have facilitated and participated in organizing the training of 35 students in various healthcare skills.

The institution also thanks to the teachers at Wisil District who effectively trained the students in these diverse skills.

The exam supervision was managed by the institution's director, Mahad Mohamed Ahmed together with Dr xamdi Daahir plus all the staff and administration of Wisil Distric Dowladda Hoose Ee Degmada Wisil

Want your school to be the top-listed School/college in Hobyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hobyo
Hobyo