17/06/2022
Altajul Culum online
ku soo dhawaada markiska Al taaj al culuum quraan online lagu baranayo kalaamak alle meel kasta aad j
17/06/2022
Waxa kula hadlyaa markis Dacwa lagu baranayo kalaamka Alle ku soo dhawaaw maxadka marka koowaad
Markisa waxa u qaybsamaa
1. Qayb barbaarinta 4 jir ila 10 jir
2 Qaybta hablo iyo inamo 10 ilaa 20
3. Qayb saddex dumar iyo ragga ila 20 ila 70 ku soo dhawaawda
Lagu baranayaa culuumta soo socotaa
1. Quraan
2. Tafsiir iyo higaad iyo fiqiga iyo xadiiska iyo siirada nabiga iyo culuum badan ee h**e ugaadha is qoristu weysocotaa
17/04/2022
Ogeysiis ogeysiis waxa la ogeysiinayaa in lay furay markiska lagu baranayo kalaamk alle ku soo dhawaaw iyo gacamo furan meel kasta aad joogto waxa lagu baranayaa quraan online lagu baranayo kalaamka alle. Waxaana lagu baranayaa hab online ah ku soo dhawaaw . Waxaan dhigayaa maclimiin khibrad uleh xifdisan kalaaamka alle . Waxa ay bixinaa
Mafooyinka ama markiska lagu baranayo waxa kamid ah :
1. Quraanka Alle
2. Tafsiirka kariimka
3. Higaada
4. Xadiska
5. Fiqiga
6. Qiraa ada quraanka
La soo xidhiidh lambarka hoosta ku qoran
+252637160188 what app h**e ugaadh isqoristu wey socotaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hiiraan